Somaliland Net your gate way to Somaliland News and Information
Sunday June 3rd 2012

Alle Naxdin weynaa Abdicasiis samaale wasiirka maaliyada (Opinion)

Alle Naxdin weynaa Abdicasiis samaale wasiirka maaliyada oo iska dhigaya sida jaaliyada Dibada ka yimid iska dhigaya ?

Alle naxdin weynaa iminkuu doonayaa in uu qabiilkiisa ka dhaadhiciyo Cabdicasiis samaale isagoo afculimo ku hadli jiray uganna maah maahi jiray aayadaha quraanka kariiima Madaxweynihii hore. cabdiqasiisow xoolaha qaranka maxay ka tidhi diinta xaq u qeybi ayaan ku oran lahaa kulmiye ilaah ayey leedahay.

waxaan salaamayaa shacabka somaliland meelkasta ay joogaan aduunka aniga Ahmed ahaan waxaan qabaa mabda ah in madaxweyne walba fursadiisa kadib cod lagu tuuro aan loo aabayeelin qaladaadkiisa hore uga dhacay iley bani aadan fakarayo ayeynu nahay umul manihin.


waxaanse layaabaa maanta waxay somaliland u kala miirantay qabyaalada oo sifiican u qaan gaadhay taas oo ku cadeyn karno wararka hargeysa ka soo baxayo waxaa cadeynayaan sida wasiirka maaliyada Somaliland cabdicasiis Samaale oo aayadaha quraanka ku weerari jiray Madaxweynihii hore somaliland Daahir Riyaale kaahin in uu maanta beesha uu ka soo jeedo lacagta qaranka inta uu qaado loogu kaanbeyn gareynayo wadaan idin ku dhisayaa.

cabdisasiin lixdan gobol somaliland miyaad garan weyday ileyn waa qarankeee gobol walba u qeybi min 50 kun oo dollarka mareykanka ileyn kuli dhismo wado ayaa kawada socda iyo dar dar galinta iyo dhiirigalinta umadaha. qaranka shacabkiisa waxaan leeyahay dowlada maanta jirtaa qabiil ayey dhiiri galineysaa iyo naceyb hoose in laysnaco beelaha ay ku tartamaan qabyaalada markii uu ina cabdiqaadir ku jiray xisbiga dagaal ku qaaday maanta siilaayo waxuu u muuqdaa in uu kaanbeyn cusub galbeedka ku qaaday dadku waa tashanayaa waxuu u tashanayaa wada xalaal ah in laguugu cadaadiyo baarlamaan xalaal ah.

shacabka somaliland waxaan fareynaaa wasiirka bood boodka badan arimaha dibada iyo wasiir xirsi xaaji cali iyo madaxweyne Siilaanyo madaxweynaha qaranka yaan lasaamixin. xisbiga kulmiye in ay iska eegaan iyo xisbiyada xiriirka la leh waxaan rabanaaa Madaxweynaha iyo ragii wadaadada iska dhigayey maanta in ay yihiin yes man somaliland waa in ay wadankeeda u horseedin shacbiga qori kii xumaada canaanta waxaad uga dhigtaan codka codkiina ha iiibsanina hadaad maanta codkiina ka iibisaan shirkada dahabshiil waxaa lanoqon doonaa in loo gumoobo sida ina cabdiqaadir loogu gafay lacag laga jecleystay maanta yaan la gumoobin shacabka xalaasha waxaan fareynaaa dadka xaaraan iyo qabyaalada ku socdo yaan loo codeyn maanta gabiley waa dhoolatus qabyaalada ma dowlad baa mise waa jaaliyad dibada ka timid wasiirkiii maaliyada qabyaaalada waad qaawisay laakin dadka haddii ay ku garan waayaan waa u nacasnimo.


waxaan ku dar daar warinayaaa in aysan dooran kulmiye shacabka Somaliland oo dhan.



AHMED BASHIIR MOHAMED (Ahmed Safari)
Nairobi,Kenya

Leave a Reply