somaliland.net
Somaliland News ku soo dhawaada boga wararka ee shabakadda internetka ee Somaliland, waxaad halkan ka helaysaa wararkii cusbaa iyo kuwo horeba.
Wafti Balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha oo galabta dalka yimid
Posted Mar 05 2010
Hargaysa - Waxa maanta galinkii danbe madaarka caalamiga ah ee Egal Intrenational Airport-ka soo degay wafti balaadhan oo ka socda dalka Shiinaha...
Finnish citizen running for president in Somaliland
Posted Mar 04 2010
Construction engineer Faisal Ali Farah, a naturalised Finnish citizen living in Espoo, is running for the office of President of Somaliland in elections scheduled for the coming autumn. ..
Maxkamadda Sare ee Maraykanka oo Markii ugu Horreysay Maanta u Fadhiisanaysa Dhegaysiga Dacwadda Jen
Posted Mar 03 2010
Washintong- Maxkamadda sare ee dalka Maraykanka, ayaa markii u horreysay maanta u fadhiisanaysa dhegaysiga dacwad ka lid ku ah Gen. Maxamed Cali Samatar oo loo haysto masuuliyadda xasuuqii baahsanaa ee taliskii Siyaad Barre kula kacay shacabka Somaliland dabay..
Dawladda Ingiriiska oo Sheegtay in Caawimooyinka ay Siiso Somaliland ku Xidhan Yihiin Qabsoomidda Do
Posted Mar 03 2010
London - Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay inay ka fiirsanayso taageerada dhaqaale ee ay u fidiyaan Somaliland haddii doorashooyinka soo socdaa u qabsoomi waayaan si xor iyo xalaal, isla markaana caawimooyinku ku xidhnaan doonaan hadba sida doorashadu u qabso..
Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Kenya oo si Kulul uga Jawaabay Eedayn looga soo Jeediyey Socdaal
Posted Mar 02 2010
Nairobi - Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Kenya Md. Faarax Macallin, ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedayn Wasiirka Arrimaha Dibada dalkaasi Moses Wetangula uu uga soo jeediyey socdaal uu dabayaaqadii sannadkii hore ku yimi Somaliland, isagoo Baarlamanka Keny..
Shir Ballaadhan oo Dhexmaray Deeq- bixiyayaasha Jarmalka Iyo Jaaliyadda Somaliland
Posted Mar 01 2010
Munich - Shir balaadhan, ayaa 27 February 2010 dhex maray deeqbixiyayaasha dalka Jarmalka iyo Jaaliyadda reer Somaliland eek u dhaqan wadanka Jarmalka, iyada oo kulankaa uu ka qaybgalay wasiirku-xigeenka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md. Mahdi Cismaan Buur..
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Xoog kula Wareegay Ammaanka Degmada Saylac ee Maanta Lagu Caleemo-saa
Posted Mar 01 2010
Saylac - Ciidanka qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay xeebaha galbeed ee dalka, ayaa gelinkii dambe ee shalay la wareegay ammaanka guud ee degmada Saylac oo ay maanta ka dhacayso xaflad aad u ballaadhan oo lagu caleemo-saarayo Ugaaska 19aad ee beelaha Ciise..
Somaliland. An African Struggle for Nationhood and International Recognition
Posted Mar 01 2010
Somaliland has been described as an ‘inspiring story of resilience and reconstruction, and a truly African Renaissance, that has many lessons to teach the rest of Africa and the international community’. This study seeks to identify some of those lessons, part..
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo ku Baaqay in si wadajir ah loo Waajaho Khatarta Argagixisada
Posted Feb 24 2010
Hargeysa - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka digay khatar uu sheegay inay ka soo socoto kooxaha argagixisada ah, isla markaana waxa uu ku baaqay in lagaga hortagi karo iyadoo si wadajir ah shacab iyo dawladba gacmaha..
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Fashiliyey Weerar Malleeshiyo Puntland ah ku soo Qaadeen
Posted Feb 23 2010
Laascaanood - Ciidammada qaranka ee ku sugan jiidda Gobolka Sool, ayaa fashiliyey shalay subax weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen malleeshiyo-beeleedyo ka tirsan Puntland, kadib markii ciidanka qaranku masaafo dheer baacsadeen malleeshiyadaas oo jab weyn so..
Weftigii masuuliyiinta Xisbiga Udub oo ka warbixiyey Kulanadoodii iyo wixii u qabsoomay
Posted Feb 22 2010
Xoghahayaha guud ee xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax, Gudddoomiyaha abaabulka iyo wacyigelinta Maxamuud Cabdi Faarax iyo Guddoomiyaha ololaha Cismaan C/laahi Cigaal ayaa shalay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay socdaalkii ay bisha iyo maalmaha ku gaalaa bi..
Daahir Rayaale ma wuxuu mari doona wadadii Boqor Shaah,mise
Posted Feb 21 2010
Dhacdooyinkii isdaba jooga ahaa ee weji -gabaxa ku noqday masuuliyiinta xisbiga siyaasiga ah ee UDUB,gaar ahaan Xoghayaha guud ee xisbigaasi Jaamac Yasiin waxa ay muujinayaan halka ay marayso karaha ay shacbiweynaha reer Somaliland u hayaan Madaxweynaha Tallad..
Somaliland: Israel says ready to recognize Somaliland
Posted Feb 12 2010
The government of Israel is ready to restore the de jure recognition it has offered to Somaliland in 1960 as it eyes the Red Sea and the Horn, an Israeli spokesman says. According to a local source, Golisnews, Mr. Yigal Palmor, Israeli Foreign Ministry spokesm..
Wefti ka Socota Qaramada Midooobay oo Booqasho ku Tagay Dekeda Berbera
Posted Feb 12 2010
Berbera -Wefti ka socda laanta Qaramada Midoobay u qabilsan tababaradda shaqaalaha dekeddaha iyo maraakiibta, ayaa shalay booqasho ku tagay magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil. ..
Wasiirka Daakhiliga oo Weji-gabax Fool Xun Kala Kulmay Kormeer uu ku Sameeyey Xarumaha Dawladda Gobo
Posted Feb 12 2010
Laascaanood -Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Cabdillaahi Cali (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo shalay kormeer ku soo maray xafiisyada dawladda ee magaalada Laascaanood, iyaga oo halkaa kula kulmay xafiisyada Isu-duwayaasha wasaaradaha ee gobolka So..
Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Hadheeyey Wasiirka Xoolaha oo ku Khasbay inuu Diido Hortagga Guddiga Dhaq
Posted Feb 10 2010
Hargeysa - Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Maxamed uu diiday inuu horyimaad guddigooda si wax looga waydiiyo fadeexado musuqmaasuq iyo madmadow hadheeyey shaqadiisa oo ku..
SOMALILAND: Finland fact-finding delegation arrives
Posted Feb 10 2010
HARGEISA — A Finnish delegation from it’s embassies in East Africa has arrived in Somaliland’s capital on Monday on a fact-finding mission, Qarannews reports...
Observers welcome progress towards setting Somaliland poll date
Posted Feb 09 2010
As part of the UK-based team coordinating election observers for the much-delayed presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland, the Catholic agency Progressio has welcomed recent progress made in resolving the Somaliland vo..
Ten die on drifting Gulf of Aden migrant boat
Posted Feb 08 2010
HARGEYSA, Somaliland — At least 10 migrants died and 30 went missing when the boat smuggling them from Somalia to Yemen suffered an engine failure in the Gulf of Aden, officials said Sunday...
Wararkii ugu Danbeeyay Wefdigii uu Hogaaminayay Wasiirka Duulista ee Ku Sugnaa Dalka China
Posted Feb 01 2010
Shandong - Waxa tobankii maalmood ee ugu danbeeyay booqasho hawleed ku marayay gobollada Shandong iyo Beijing oo ka mid ah dalka China Wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay Wasiirka Duulista iyo Hawada, Mudane, Cali Waran Cadde iyo Maayarka Caasimada Eng. Xuseen ..
Guddoomiyaha KULMIYE oo Diyaarad Khaas ah Maanta Dalka ku Imanaya Iyo soo Dhaweyn xoogan oo loo Diya
Posted Feb 01 2010
Hargeysa - Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa oo booqasho hawleed ku soo maray dalalka Maraykanka iyo Itoobiya, ayaa maanta dalka ku soo laabanaya, isaga oo diyaar khaas ahi ka soo qaadi doonto magaaladda..
Guddoomiye-ku-xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Hargeysa ku Geeriyooday
Posted Jan 29 2010
Hargeysa - Alle ha u naxariistee Guddoomiye-ku-xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Weriye Xariir Faarax Ducaale, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, kadib markii uu wadnuhu istaagay. ..
Wasaaradda Daakhiliga iyo Badhasaabka Hargeysa oo Siyaabo Is-burinaya Uga Hadlay Dad la Sheegay Inay
Posted Jan 29 2010
Hargeysa - Wasiirul-dawlaha arrimaha gudaha Md. Farxaan Jaamac Ismaaciil iyo Guddoomiyaha gobolka Hargeysa Md. Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa siyaaabo is burinaya uga hadlay dad la sheegay inay qabanqaabinayaan mudaharaad la doonanayo in lagala hortago guddoomiya..
Laascaanood: Khasaare Culus oo ka Dhashay Qarax iyo Gudoomiyexigeenka wakiilada & masuuliyiin kale o
Posted Jan 26 2010
Laacaanood - Saddex askari oo ka tirsan ciidanka booliska Somaliland, ayaa ku dhintay, askari kalena waxa ka soo gaadhay dhaawac, kadib markay subaxnimadii hore ee shalay ku qaraxday miino nooca rumuutka laga hago ah oo ay ka qaadeen goob ka tirsan magaalada L..
Xoghayaha Arrimaha Dibedda KULMIYE oo Shaaca ka Qaaday in Xukuumadda Rayaale ka Khalkhashay Safarka
Posted Jan 26 2010
..
Khudbadii Axmed Siilaanyo ee Columbus Ohio Oo Ay Daawadeen Barta Internetka in ka badan 20 Kun Oo Qo
Posted Jan 26 2010
Shir si aad u qiimo badan loo soo agaasimay aya Guddomiyaha Xisbiga Qaran ee Kulmiye Mudane Axmed M. Maxamud Siilaanyo fiidkii Sabtida la soo dhaafay ee bishan January 23, 2010 kula kulmay Jaaliyadda Somaliland ee deggan Gobolka Ohio iyo gobolada ku hareeraysa..
Maalim’s Hargeisa visit was justified
Posted Jan 25 2010
A recent harangue by Mr Osman Hassan that was published in the Nation (January 13), on the recent visit to the Republic of Somaliland by the deputy Speaker of the National Assembly, Mr Farah Maalim, is indicative of the sermonising masquerading as debate on th..
Bomb kills 4 cops in Las Anod,Somaliland
Posted Jan 25 2010
A bomb hidden near a mosque killed four policemen in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland on Monday in the latest attack on security forces in the region, police sources said...
Somaliland: Leader speaks about security and elections
Posted Jan 23 2009
The president of Somalia's breakaway republic of Somaliland has spoke about wrangles in the upper house, opposition groups’ allegations and recent insecurity in the Sool region. In a press conference held at the presidential palace in the c....
Kulmiye’s Top Diplomat Speaks of his American Trip
Posted Jan 23 2010
LONDON, — After holding successful meeting with American officials and Somaliland Diaspora in the US, KULMIYE’s top diplomat, Dr. Mohamed A Omar, has arrived in London on Friday and said his party is best placed in advancing Somaliland’s interest on the intern..
Reception to Welcome Chairman Siilanyo In Columbus, Ohio And Live Telecast For Toronto Somaliland Co
Posted Jan 23 2010
Reception to Welcome Chairman Siilanyo In Columbus, Ohio And Live Telecast For Toronto Somaliland Community. Waxaa lagugu martqaadayaa soo dhawaynta gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Siilaanyo eemagaalada Columbus, Ohio...
Wefti ka Socda Dawladda Ingiriiska oo Kulamo Kala Duwan la Yeeshay Madaxda Somaliland
Posted Jan 22 2010
Hargeyska - Wefti sare oo ka socda dawladda Ingiriiska oo booqasho gaaban ku yimi Somaliland, ayaa shalay kulamo kala duwan la yeeshay madaxweyne Rayaale, madaxda xisbiyada qaranka, komishanka doorashooyinka iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda. ..
Wefti ka Socda Xisbiga UDUB oo Maanta u Kala Baxaya Gobolada Somaliland
Posted Jan 18 2010
Hargyesa - Wefti ka socda xisbiga tallada haya ee UDUB, ayaa Isniinta Maanta kormeer hawleed ugu kala baxaya gobolada galbeedka iyo bariga Somaliland, si ay dardar u soo geliyaan xafiisyada iyo xarrumaha ay ku leeyihiin deegaannadaas. ..
Qadaafi Oo Diiday Cuna-qabatayntii Lagu Soo Rogay Eriteria Iyo Geela-ha Jabouti Oo Cadho Cirkaa Isku
Posted Jan 18 2010
Jabuuti, Madaxweynaha dalka Jabuuti....Ismaaciil Cumar Geelle ayaa aad uga xanaaqay dalka Libya, kadib markii ay ka hortimi dowladda Libya cuna-qabatayntii lagu soo rogay dalka Eriteriya, taas oo ay codbixintii Gollaha Amaanka ee xeerkeedu 1907 ay dowladda Lib..
Guddoomiyaha Wakiilada oo Shaaca ka Qaaday Inay Dhexdhexaadin ka galayaan Khilaafka Golaha Guurtida
Posted Jan 14 2010
Hargeysa - Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shaaca ka qaaday inay shirguddoon ahaan dhexdhexaadin ka galayaan khilaafka ka dhex aloosan mudanayaasha Golaha Guurtida oo gaadhay heer albaabada golahaasi o..
Haweenaydii Rayaale u Diiday Komishanka oo ka Warantay Shir Caalami ah oo ay Somaliland uga Qaybgash
Posted Jan 14 2010
Hargeysa - Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac oo ah haweenaydii Madaxweyne Rayaale ka horjoogsaday xubnimadii Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee xisbiga KULMIYE u soo xulay, ayaa ka warbixisay shir caalami ah oo ka dhacay dalka Boosnia ee bariga Yurub oo ay uga qay..
Deputy Speaker’s trip to Somaliland ill-advised
Posted Jan 13 2010
THE VISIT BY DEPUTY SPEAK-er Farah Maalim to the northern breakaway region, which calls itself Somaliland was totally unwise. This is an entity dominated by one clan among the area’s five main clans, and masquerading as a State based on the boundaries of forme..
Gunmen Attack Police Station In Somaliland
Posted Jan 13 2010
HARGEISA - Unidentified attackers hurled hand grenades and opened fire at a police station in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland, wounding three officers, police sources said Wednesday...
Jamaal Cali Xuseen: Aqoonyahan ku Dayasho Mudan
Posted Jan 12 2010
Aqoonyahanno iyo waxgarad badan oo reer Somaliland, ayaa ku kala nool daafaha dunida, kuwaasoo intooda badan ka qaybgela horumarka dalkooda, gaar ahaan dhinacyada adeegyada bulshada sida; caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo arrimo badan oo kala duwan. ..
Agaasimaha Guud ee Maaliyadda oo Xilkii ka Qaaday Madaxii Iyo Khasnajigii Cashuuraha Bariga Gobolka
Posted Jan 12 2010
Burco- Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md. Axmed Daa’uud Geeddi, ayaa xilkii ka qaaday madaxii iyo khasnajigii xarrunta cashuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadu ku leedahay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer. ..
Xukuumadda Rayaale oo Markii u Horreysay ka Hadashay Khilaafka Guurtida ka Dhex Qarxay
Posted Jan 12 2010
Hargeysa - Xukuumadda mMadaxweyne Daahir Rayaale, ayaa markii u horreysay si rasmi ah uga hadashay khilaafka ka dhex qarxay Aqalka Guurtida Somaliland, kaasoo hakad geliyey hawlmaalmeedkii caadiga ahaa ee Golaha. ..
Saleebaan-gaal oo Xukuumadda ka Dalbay inay soo Dhexgasho Khilaafka Albaabada u Xidhay Golaha Guurti
Posted Jan 12 2010
London - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xukuumadda Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ka dalbay in ay soo dhexgasho khilaafka dhex ka aloosan Aqalka Guurtida, isla markaana Ku-simaha Guddoomiyaha ka qabato xadgudubka awoodeed ee ..
Guddida Joogtada ah ee Guurtida oo Bakoorado Kula Wareegay Gacan-ku-haynta Golaha
Posted Jan 11 2010
Hargeysa - Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Guurtida, ayaa shalay bakoorado kula wareegay gacan-ku-haynta xarunta golaha ee magaalada Hargeysa, iyaga oo hoolka fadhiyada dibadda uga dareeriyey ku-simaha Guddoomiyaha, xoghaynta iyo xildhibaannada muxaafidka ah oo..
Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Xoolaha ee Sayladda Burco oo Kor u Kacay
Posted Jan 07 2010
Burco - Dhaqdhaqaaqa saylada xoolaha ee magaalada Burco, ayaa dhawrkii toddobaad ee u dambeeyey si weyn kor ugu kacay, waxana suuqa isku cidhiidhyaya shirkado kala duwan oo ah kuwa xoolaha nool u ka dhoofiya dekedda magaalada Berbera. ..
Guurtida: Guddiga Joogtada ah oo ku Baaqay in Golahu Xidhnaado Inta Guddoomiye Saleen-gaal Dalka ku
Posted Jan 07 2010
Madaxtooyada oo markale dib u istaadhay khilaafkii cuslaa ee kala-qaybsanaanta xildhibaannada Golaha Guurtida iyo dooda Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre ..
Wakiilkii Somaliland ee Dalka Faransiiska oo si Heer Qaran ah Loogu Aasay Hargeysa
Posted Jan 07 2010
Hargeysa - Allaah ha u naxariistee wakiilkii Somaliland ee dalka Faransiiska Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo toddobaadkii hore ku geeriyooday cusbitaal ku yaal magaaladda Paris, ayaa shalay si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Boqol Jire ee caasima..
Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Socdaal Aan Ujeedadiisu Caddayn ugu Kicitimay Jabuuti
Posted Jan 06 2010
Hargeysa- Raxan ka tirsan golaha wasiirrada xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa gelinkii dambe ee shalay socdaal aan ujeedadiisa rasmiga ahi caddayn ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti...
Madax-dhaqameedyada Hargeysa oo ku Baaqay in aan la Fasaxin Markab ku Xayiran Dekedda Berbera
Posted Jan 06 2010
Hargeysa - Salaadiin iyo madax-dhaqameed ka soo jeeda degaannada Hargeysa iyo Gabiley, ayaa ka hadlay arrinta markab muddo afar bilood ah ku xayirnaa Dekedda magaalada Berbera. ..
Shirguddoonka Guurtida oo si Qarsoodi u Beddelay Guddigii Joogtada ahayd ee Golaha, Kuna Beddelay Xu
Posted Jan 06 2010
Hargeysa- Shirguddoonka Golaha Guurtida, ayaa si kedis ah u beddelay xubnaha guddida joogtada ah ee golaha, kuwaai oo dhawr bilood ka hor uu magacaabay Guddoomiyaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal) oo hadda booqasho ku jooga Ingiriiska. ..
Khilaaf Ka-dhex Oogmay Waftigii Africa Ka Socday ee Shirka Cimilada Ka Qayb-gelaayey Iyo Meles Zenaw
Posted Dec 17 2009
Waftigii Africa uga qayb-gelaayey shirka lagaga hadlaayo cimilada aduunka ee ka furmay Caasimada dalka Denmark ee Copenhagen ayaa ku eedeeyey Ra'isal-wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi in uu badhi-furay oo si hoos uga baxay mawqifkii Afrika ee la isku ogaa..
Biyo La’aan soo Foodsaartay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Posted Dec 17 2009
Hargeysa - Xaalad ba’an oo biyo la’aaneed ayaa dhowrkii maalmood ee u dambeeyey soo food-saartay cusbitaalka guud ee Hargeysa, arrintaas oo saameyn ku yeelatay dadka bukaanka ah ee ku jira waadhadhka cusbitaalka iyo kuwa booqdaba. ..
Cadaynaynaa In Aanay Jirin Xisbi Aanu La Wadaagno Xidhiidh Gaar Ahaaneed Iyo Wado Tashi Doceed’
Posted Dec 16 2009
Hargeysa - Xoghayaha Garabka Isbeddeldoonka xisbiga talada haya ee UDUB Garyaqaan Jaamac Axmed Rooble (Sanyare), ayaa caddeeyey in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in ururkoodu isbahaysi la samaysteen xisbiga mucaaridka ee KULMIYE ..
Wasiirka Qorshaynta oo Shaaca ka Qaaday in la Gaadhay Wakhtigii Lala Xisaabtami Lahaa Hay’adaha Samo
Posted Dec 16 2009
Hargeysa- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Md. Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare), ayaa shalay shaaca ka qaaday inay gaadhay waqtigii lala xisaabtami lahaa hay’adaha samafalka iyo wasaaradaha dawladda ee sannad-dhammaadkan. ..
Xukuumadda Somaliland oo Daboolka ka Qaaday in aanay u Naxariisan doonin Taliyaha Sirdoonka Gobolka
Posted Dec 16 2009
Hargeysa - Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horraysay si rasmi ah daboolka uga qaaday in aanay loo naxariisan doonin taliyaha sirdoonka Gobolka Sool, hadii lagu caddeeyo inuu ka dambeeyey falkii argagixisada ahaa ee lagu khaarajiyey taliyihii qaybta 12aad ..
Somaliland Can Outlive Than Any Dying Somali Regime
Posted Dec 16 2009
BURCO, To surprise of any interested to endless Somali crisis, Somaliland as expected survived from any destruction schemes from its enemy because of its intact social values. Now it is nearly 20 years since the collapse of tyrant regime of Siyad Barre who die..
Xogo ka soo Baxay Safar Komishanka Doorashooyinku Maanta ugu Duulayaan Nairobi
Posted Dec 16 2009
Hargeysa - Toddobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa muddo bil gudaheed ah safarkoodii saddexaad maanta ugu duulaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. ..
Xogo ka soo Baxay Safar Komishanka Doorashooyinku Maanta ugu Duulayaan Nairobi
Posted Dec 16 2009
Hargeysa - Toddobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa muddo bil gudaheed ah safarkoodii saddexaad maanta ugu duulaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. ..
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Xukuumadda Rayaale Tunka u Saaray Masuuliyadda Dilka Taliyihii Qaybt
Posted Dec 16 2009
Hargeysa - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay si cad ugu eedeeyey xukuumadda inay ka dambaysay dilkii Taliyihii qaybta 12-aad ee ciidanka qaranka oo bishii hore u geeriyooday qarax la..
Xukuumadda Somaliland oo Jasiiradaha Sacaadadiin iyo Ceebaad ka iibisay Ganacsade Reer Jabuuti ah
Posted Dec 16 2009
Hargeysa -Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa daboolka ka qaaday in xukuumadda Somaliland ganacsade reer Jabuuti ah ka iibisay labada jasiiradood ee Sacaadadiin iyo Ceebaad oo ka mid ah jasiiradaha dalka ugu waaweyn oo ku yaal degmada Saylac. Warsaxaafadeed uu..
Maayarka Hargaysa oo shaaca ka qaaday hirgalinta rugo boolis oo cusub oo laga dhisi doono Hargaysa
Posted Dec 15 2009
Hargaysa,- Duqa caasimada Somaliland eng xuseen maxamuud jiciir aya maanta shaca ka qaaday in degmooyinka caasimada laga hirgalinayo rugo cusub oo ay ka hawl galan ciidamada amaanka ee magalada hargaysa, mayaarka oo ka hadlayay arintaas aya yidhi wax anu ku ..
Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay qorshahooda haddii ay Doorashadu qabsoomi waydo
Posted Dec 14 2009
Hargeysa - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorshaysan haddii ay Doorasho ka qabsoomi waydo dalka, isla markaana wuxuu ka hadlay mawqifkooda la xidhiidha dalalka Somaliland la deriska..