somaliland.net
Waa Guul Cusub
Posted to the web Feb 27 2008, 07 34
Feb 27 2008 - Socdaalkii rasmiga ahaa ee dhawaan uu ku yimid M/weynaha S/land iyo wafdgii la socdey dalkan Imaaraadka waxa uu ahaa mid aad uga farxiyey jaaliyadda Somaliland ee dalkan UAE.
Sababta oo ah waa albaab muhiim ah oo u furmay dadka iyo dalka S/land.Haddii aanu nahay jaaliyadda S/Landna waxa uu socdaalkani kor u kiciyey dareenka iyo ididiilada aanu qabno ee ah in aanay fogeyn goorta la aqoonsanayo Somaliland. Tallaabadani waa guul cusub oo u soo hoyatay dalkeena. OMAR.
Author Name: Omar Farah Abdalla
Authors Location: Abu Dhabi
Contact Author: cumar1_2006@hotmail.com
Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ah Omar Farah Abdalla. The views published here are solely those of its authors Omar Farah Abdalla. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.
Print News - Email this Article - Translate - Submit article
