somaliland.net
THE HORN OF LOST TRIBES
Posted to the web Feb 27 2008, 07 24
Feb 27 2008 - Buugan taariikhda ah ee THE HORN OF LOST TRIBES. Wuxuu si kooban uga hadlayaa Somalidu halkay ka timid .taariikhdeeda,dhaqankeeda iyo taariikhda geeska afrika iyo shucuubta ku nool .
Runtii waxaan akhriyey buugaag faro badan oo Somaalida iyo shucuubta geeska afrika ku nool ka hadalaysa gaar ahaan buuga Futuuxal xabuush ', iyo bugaagta ay qoreyn IBNI-BATUUTA, ANDREWSKI & buugaagta I.M LEWIS ee la yidhaa INPARTIAL DEMOCRACY dimuquraadiyada geedka hoostiisa, iyo THAMRATUL MUSHTAAQ Waxa xaqiiqa aha, Aasaarta dhabta ah ee taariikhda Somalida in laga raad raaci karo Suugaanta faco weyn ee Somalida sida GABAYADA, CIYAARAHA, SHAXDA, BURAANBURKA, FARSHAXANKA sida Aqal somaliga,,deegaanada taariikhga , caadooyinkii hore ee diinta islaamka intaan dhulka Somalidu soo gelin.
FADLAN WIXII FAAHFAAHIN AH NAGAL SOO XIDHIIDH CINWAANADA KALA AH: E-MAIL:hadaafelfc@hotmail.com E-MAIL:buugtacusub@hotmail.com
LINE: +252 22 310218
moblie:+252 22 4425854
Author Name: Mukhtar Abdi Hassan
Authors Location: Hageisa, Somaliland
Contact Author: hadaafelfc@hotmail.com
Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ah Mukhtar Abdi Hassan. The views published here are solely those of its authors Mukhtar Abdi Hassan. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.
Print News - Email this Article - Translate - Submit article