Adiga iyo inta kula fikirka ahitoona waxba meydaan samayn laakiin Waxaad muujisay cadaawad Daciif ah oo aqoon ka aradan kana imanaysa fakir aad uliita oon caafimaad qabin. Reer awdal iyo Dhamaan Reer Somalilandba Waa Gudoomiyahoodii Wakiilada, adigase bahdoonoow waxaa kugu jiraa Waa yeelkadaa iyo nasiib daradaa.
Waxaan sigaar ah Ugusoo jeedinayaa masuuliyiinta qora Websiteka Lughaya inay kafiirsadaan Farriimaha caafimaadka qaba ee xorta ah iyo kuwa aan xorta ahayn sida bahdoon ninka sheegtay eeleh C/casiisbaa ilasoo xidhiidha oo ii hanjaba.Waxaas nin rag ahi ma odhan karo Bahdoon iyo duuflaalse yeelkood.
Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ahABDIXAKIIM ABDI CALI. The views published here are solely those of its authors ABDIXAKIIM ABDI CALI. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.
Riix halkan hadii aad soo diraysid fikradaada. To submitArticle or OpinionClick Here