Aug 07 2007 - Asalamu alaikum warahmatullahi wabarakaatu anaga oo ah jaaliyada reer somaliland ee magaalada calgary ee dalkaasi canada u diraynaa amaan iyo taageeroba, wasiirka duulista iyo hawada mudane > Ali Mohamed Warancade.
Sida qiimaha iyo waxtarka leh ee u wadanka wax uugu qabto inta ay wasiirada intooda badani ku hawlanyihiin sidii ay kursigooda u ilaashan lahaayeen < waxa maalin dhaweyd markii ugu horeysay la furay in madaarka hargeisa ee egal international airport ay dayuuraduhuu soo cago dhigan karaan kana haadi karaan afar iyo labaatanka saacadoodba waa wax tar weyn wadankana sumcadiisa, iyo dhaqaalihiisaba wax u kordhinaysa wax ku oolna ah. Hadab waxaanu kula talinaynaa wasiirada kalena in uu mid waliba wasaaradiisa wax ku soo kordhiyo sida mudane waran cade oo kale
Teenage Refugees from Somalia Speak Out... Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ahMohamed Iiman Hassan. The views published here are solely those of its authors Mohamed Iiman Hassan. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.
Riix halkan hadii aad soo diraysid fikradaada. To submitArticle or OpinionClick Here