Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland Fly with Daallo Airlines

Home BBC Somali 11:00 BBC Somali 14:00 BBC Somali 18:00 Somaliland NetPal Somaliland NetPal Somaliland Government
 SOMALILAND NETWORK
Country Profile


Dastuurka soomaaliland miyuusan ogoleyn xisbiyadda badan?

Posted to the web Aug 05 2007, 04 21 Printable view | Email this Article | Translate | Submit article

Aug 05 2007 - Hadii sharcigga soomaaliland u qorani uusan ogolayn in xisbi kale oo siyaasi ah aan la ogolayn kan markaa taladda haya mooyee maxaa loo soo xidhi waayey madaxdda xisbiyadda kalle ee mucaaradka ah ee ka jirra somaliland? Anigu waxaan qabaa in hadii dadka la caburiyo oo la cadaadiyo oo xoriyadda laga qaaddo oo la cabsi galiyo in ay taasi sabab u noqon karto in nabadgalyadda ay khatar gasho waayo cadaadisku waxaa uu abuuraa qarax.
 
marka waxaan anigu u arkaa in aysan daganaansho keenayn in dadka la cadaadiyo oo la xidhxidhaa ee ay fiicantahay in muwaadinku si caadi ah oo xor ah uu ugu noolaaddo wadankiisa hooyo.

 



The Author:
cabdiqadir A/raxman Ali.
Authors Location: uk
Authors Email: magan_7@hotmail.com

Teenage Refugees from Somalia Speak Out...

Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ah cabdiqadir A/raxman Ali. The views published here are solely those of its authors cabdiqadir A/raxman Ali. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.

Click Here For Ads Info
Daallo AirLines
AT AN UNBELIEVABLE FARE FLY FROM LONDON (GATWICK) TO HARGEISA, MOGADISHU, BURAO, BOSASSO, GALKACYO, KISMAYU & ASMARA... HURRY ONLY FEW SEATS AVAILABLE !!!!!

 


Riix halkan hadii aad soo diraysid fikradaada. To submit Article or Opinion Click Here


Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.