Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland

Home BBC Somali 11:00 BBC Somali 14:00 BBC Somali 18:00 Somaliland NetPal Somaliland NetPal Somaliland Government
 SOMALILAND NETWORK
Country Profile


Buur Ahaw Ama Buur Ku Tiirsanoow Aya Horay Somali U Tidhi

Posted to the web Jul 29 2007, 22 19 Printable view | Email this Article | Translate | Submit article

Jul 29 2007 - Walalayaal aaad iyo aaaad ayaan idin salamayaa salaan ka dib. Walalayaaal runti qoraalkan aan so qorayo waxeeey tahay jawaabtiisu ki walalkeey rashiiid u ku so gudbiyay somalilandnetgroupka,hadaba walal runtu waxe tahay maaanta waad la soctaan in wadankeeeenu u horumaray horay u dhaqaaqay waxaaana u sababa horumarinta wa madaxweeenaheena daahir riyaale iyo wasiiradiiisa hadaba walaaal rashiid runti wa la is ka dhawraa aflagaadada iyo wasiiir caytanka aad wadid iyo d awlada aad wax ka sheegeesid, xaqiiqatan anigu in badan ayaan wax u fiirsaday caaytanka iyo propogandaha eey walaladeeena habar ta kale wadaan wa mid aaan wax ba ku fadhiyin laakin waxaan o dhan lahaa somali hore waxey u tidhi “waxaad sameesay un baa lagu hayaaa” e walal rashiiid si wanaagsan inaad u hadashid ayeey aheed umaanad hadlin si waxaad u hadashay nin wax laga dilay war aan ku sheegee maanta d awlada ya haya so daahir riyaale maaha hadaba hadalka aan mar walba maqlaa maxu yahay talaw ma waxu ahaa dawlada garxajis ayaa haysata o is ka leh war waxaase wax ba kama jiraan dawlada weynu u wada simanahay e is ka daaya xumaanta inta le’eg aaad ka fakareesaaaan............
 


Walaaaal runti in badan ayaa maqlayay ama la i sheegayay wasiiir caaytanka ama wasiiirada habar yonis aaad caayeesaaaan koleeey taasina maaha ti nin rageedka lagu yaqaanay.............

Hadi aan ka hadlo arinti dr gaboose runta dawlada 3 xisbi ayeey leedahay 3 in ka badana lama ogala wa sida u dastuurku qorayo marka aniga waxaanba leeyahay hadi lo sheegay dr g aboose inu joojiyo waxa u wada inu joojiyo ayeey aheed runtiina gaboose is ku habar iyo is ku jiliba waanu nahay laaakin waxaan ogahay wax wayn gaboosana khayr ayuu ku danbeeeen doona.....

Runti maanta somaliland qilaaaso wayn qabyaalad ah ayaa ka taagan taasina maaha isaaqo dhan e isaaaqa part ka mid ah ayaa qabyaalada abuurtay o ku dhaqanta doontana ineey is ku arursadaaan meel walba eey joogaan o is dhahaaan habarta ayaan ahay walalayaaal qabyaalada wax xun weeyaan wa ti aayadi quraanka aheeed yaa ayuhu naasu min dikrin wa untha wa jacalnaakum shucuuban wa khabaailan li tacaarafu marka hadi aaayadii eey habartaa iyada ahi eey si qaldan u isticmaashay habrihi kalena eeey sideey aheed u is ticmaalaaan sideeebaaanu wax u wada wadan karnaaa koleey waxeey aniga fikir ama waano ama expert advice aan leeyahay war maanta caqligaaga uga fikirsii positive maaha negative iyo wasiiir caaaytan...............

Walalayaaal maanta waaad aragtaaan somaliland muqadasnimadeeedu meesha eey mareeso iyo meesha dheere afrika iyo europe ka mareeso hadaba habar ta aan lahadlayo koleeey weey is ogyihiiin waxaan idin leeeyahay samra wa la samraayeee daahirna dhab libaaax ayuu ku hurdaaa horaana lo yidhi buur ahaw ama buur ku tiirsanow hadaba
daaahir maanta buur ayuu ku tiidhsanyahay.......


 



The Author:
Mohamoud Mohamed Ali Issa.
Authors Location: Undefined
Authors Email: nugaal11@hotmail.com

Somalia and Operation Restore Hope : Reflections on Peacemaking and Peacekeeping

Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ah Mohamoud Mohamed Ali Issa. The views published here are solely those of its authors Mohamoud Mohamed Ali Issa. and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.

 


Riix halkan hadii aad soo diraysid fikradaada. To submit Article or Opinion Click Here


Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.