Jul 14 2007 - Q2aad ee qaybta 1aad ee Dastuurka Somaliland,wuxuu ka kooban yahay saddex farqadood ,F1aad waxay si cad u qeexaysaa halka Somaliland kaga talo dunida amase qaarada Africa,si gaar ah waxaa ugu cad xuduuda dhulka ,badaha iyo circa.F-2aad waxay si cad u qeexaysaa cida Somaliland xuduud la leedahay(wadamada iyo Badahaba) F-3aadna waxay cadeyneysaa in dhulka Somaliland yahay muqadis amase lama taabtaan
F.G:- Markaan akhriyey qodobka,waxaan iiga muuqan amase aan lagu cadeyn laba arimood oo kala ah:- F1- ma cadda inta uu leeg yahay bedka Somaliland,waxan ula jeedaa inta KM2 amase Mile. F3- kuma cada haddii lagu soo xad gudbo dhulka Somaliland amase la taabto waxa dhacaya.
Dastuurka Somaliland Q.2aad iyo saddexda Firqadood ee uu ka kooban yahay waxay u qoran yihiin sidan..
Fikrada halkan ku qoran waxaa ka masuul ah qofkii qoray oo ahAbdi M.Saleiman(Mingiste). The views published here are solely those of its authors Abdi M.Saleiman(Mingiste). and do not necessarily reflect those of Somaliland Net.
Riix halkan hadii aad soo diraysid fikradaada. To submitArticle or OpinionClick Here