1. Abo Moxamud Cali iyo hooyo Shara Cayngal Xuseen 2. Suad Moxamud Cali iyo odaygayga Dalmar Cabdirisaak Cisman 3. Samira Moxamud Cali 4. Shukri Muxamud Cali 5. Moxamed Moxamud Cali 6. Zamzam Cali Cadagude iyo Odaygayga Moxamed Caananug iyo Carurteeda 7. Ugaaso Cadagude iyo caruurteeda 8 Nimco Caananug iyo Odaygeeda 8. Cabdiasis Cali iyo Xaaskiisa 9. Rashid Aw-Nur iyo xaaskiisa 10. Moxamud Mataan iyo Xaaskiisa 11. Xasan Moxamed Cisman garow 12. Ibrahim Macallim 13. Khatim Ducale 14. Mahad Xaji abdi Good 15. Cabdulkadir Cali baraar 15. Suldan siciid Suldan Cabdulqadir 16. Moxamud Aw Xasan 17. Cabdillahi Cabdi 18. Cabdillahi Xasan Camay iyo xaaskiisa 19. Suleeman Labaraad iyo Xaaskiisa 20. Moxamud Labaraad iyo Xaaskiisa 21. Xaaji Muse Botaan 22. Dr. Cabdillahi Xasan farah 23. Moxamud Lugweyne 24. Ibrahim Cayngal 25. Sheekh Moxamud Moxamed Oday 26. Ismail Xasan iyo Xaaskiisa 27 Hinda Xasan iyo Odaygayga 28 Hooyo Sahra Abdillahi iyo dhamaan Carurteeda Ilama Ismacil Mohamed Jama 29.Cabdikariim Mohamed Jama 31. Cabdiqani Mohamed Jamac iyo Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo dhamaan Bahda Wargeyska Somali Voice waxay tahniyad qaali ah u dirayaan
Arooska Sacad Moxamud Cadagude iyo Kaltuun Ismaaciil Mohamed Jamac oo maalintii Sabtida ee ina soo dhaaftay uu Meherkoodu uu ka dhacay Magaalada London.
Waxaa Ilaahay aanu uga baryaynaa in uu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela . Aaamiin
Kaysar Cabdilaahi. Bristol.UK
Alla mahad leh.
Moxamud Cali
News
Posted By Mohamed Ghalib.
Email Mohamed Ghalib
:
news@somalilandnet.com
|