Kaalaya oo nagala soo qayb gala shirweynaha Caalamiga ah ee arrimaha Somaliland ( London SSE)
| Posted
to the web 13:36 Aug 18 2005 |
|
(Somaliland Net) - Ururka xidhiidhka Jaaliyaddaha Somaliland ee Yurub (Somaliland Societies in Euriope SSE) waxa uu la socodsiinayaa dhamaanba bahweynta reer Somaliland in ay qaban doonaan shirweyne caalami ah oo lagusoo bandhigi doono qadiyada Somaliland, iyo heerka ay manta kaga jirto bulshadda Caalamaka, waxaa kaloo isna lagulafiguridoona kaalinta ay kunoolyihiin. |
|
|
X
a y a y s i i s - A d v
e r t i s e m e n t
|
Shirku wuxuu ka dhici doonaa magaalada London marka ay taariikhdu tahay 1 - 2 September 2005.
Waxaa shirka gogoldhig u noqondoona qoddabaddan hoos kuqoran:
· Guulaha ay Jamhuuriyadda Somaliland iyo dadkeedu gaadheen tan iyo intii ay dib ula soo noqdeen xorriyadooda. · Geedi socodka iyo dhamaystirka Dimuqraadiyada Somaliland · Horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha Somaliland. · Wadciga qadiyahadaha kala gedisan ee ay ku sugan yihiin qurbajooga · Sidoo kale waxa qabsoomi doono shir sannadeedkii ururka Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) . Goobta shirku kadhacayo waa goob caan ah oo si weyn looga yaqoono caalamka oo dhan, taasoo ciwaankeedu yahay: The Royal Institute of International Affairs 10 St James's Square, London SW1Y 4LE Shirkan oo guulo waaweyn kasoo hoyndoona qaddiyadda Somaliland waxaanu kuboorinayna shacbiweynaha reer Somaliland dibad iyo gubada in ay kasoo qaybgalaan, diiwaangalintu wali way furantay, haddaba kuraasta oo xadidan awgeed waxaanu kacodsanayna martisharafta kasoo qaybgalaysa inay isasoo diiwaan geliyaan inta ka horaysa 25August 2005. Habka la iskudiwaangelinkaro waxaad kahelikartaa website-ka www.sse4.com kadib markaad booqoto webisite-ka waxaad halkaa kadaabacankartaa Foomka diwaangalinta taas oo aad kahelayso Foomka, Account- numberka aad kusoo hagaajinayso. Amaba waxaad kaloo lacagta diwaangalinta kusoo hagaajinkartaan shirkadaha xawaaladaha laamaha ay kuleeyihiin Cardiff, adigoo kusoo hagaajinaya Cabdiraxman Cismaan Aden Tell: 07886551594
NB: Goobta shirka laguqabanayo oo amnigeegu adagyahay waxaanu aad martisharafta uga codsanaynaa inay sida ugu dhakhsaha badan isku diwaangaliyaan.
Wixii kale faahfaahina waxaad kahelikartaa website-ka Ururka (www.sse4.com) amaba waxaad lasoo xidhiidhkartaa xubaha ururka ee kaladegan wadamadda Yurub.
Eid Ali Ahmed - Tel: 029 2043 2972 Mobile; 07971531761 Abdulkadir Macaalesh - Tel:01204535093 Mobile: 07984142942 Mohmed Bashe - Tel: 02077906611 Khader Hassan - Mobile: 07961131014 Abdirahman Osman Aden 07704062904
Belgium Mohamed Aburahman Hussein 'Jacket'- Tel: +32 32721095 Mobile: +32 484506644 Abdirahman Omer Farah'Ciro' - Mobile: +32 484639812
Denmark Mohamed - Amin Siyad - Mobile: +45 26239485
Finland Dr Mohamud Mohamed Abdillahi - Tel: +35 8 34 671 4929 or +35 8 9310 62673
France Halimo Yusuf - Mobile: +33 6 24577093 Mohamed Hassan - Tel: + 33 478800575 Mobile: + 33 6 99669169 Abdurahman Yassin - Tel: + 33 5 59828841
Germany Mohamed Saad - Tel: + 49 2 235929245 Mobile: + 49 1 6092356044
Holland Dr Hussein Abdillahi - Tel: +31 302613448 Mobile: +31 624169852
Italy Dr Jama Muse Jama - Mobile: +39 3389679505
Norway Jama Ali - + 47 67415793 Mobile: +47 95232157
Sweden Hussein Wadadyare - Tel: + 46 34684523 Ali Sugaal - Tel: + 46 34680167
News
Posted By M Ghalib.
Email M Ghalib
:
news@somalilandnet.com
MORE
NEWS
|
|