Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland Fly with Daallo Airlines

Home | BBC Somali 11:00 | BBC Somali 14:00 | BBC Somali 18:00 | Discusion Board | Somaliland Netpal
 SOMALILAND NETWORK
Country Profile

Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen xafiiskooda waxa ay faahfaahin ka bixiyeen hawlaha diiwaan gelinta codbixiyeyaasha


    News Archives   Printable view   Email this Article   Translate   Submit News  


Feb 12 2008 (Somaliland Net) - Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shir jaraa,id oo ay ku qabteen xafiiskooda waxa ay faahfaahin ka bixiyeen hawlaha diiwaan gelinta codbixiyeyaasha . Gudoomiye kuxigeenka koomiishanka doorashooyinka Somaliland mudane xirsi ayaa waxa uu sheegey in mudo 45 maalmood ah ay socon doonto diiwaan gelintu.


Gudoomiye kuxigeenka waxa kala oo uu sheegey in xafiisyadii gobolada dalka dhakhso u furmi doonaan aqabkii iyo qalabkii diiwaan gelinta si dhakhso ah loo keeni doono. Sidoo kale waxa uu tibaaxay in tartanka shirkadihii sameyn lahaa diiwaan gelinta ay soo bandhigi doonaan .
Ugu danbeyna waxa uu gudoomiye kuxigeenka sheegey in hawlaha diiwaan gelinta sadexda xisbi ay wada aqbaleen,
Waxaanu bulshada u soo jeediyey inay u diyaar garoobaan diiwaan gelinta.

Posted by Wariye Mohamed mussa inji
Hargeysa
Somaliland






News Posted By:
Wariye Mohamed Mussa inji on Feb 12 2008, 11 54
Email: Wariye Mohamed Mussa inji :news@somalilandnet.com

Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.