Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland

Home | BBC Somali 11:00 | BBC Somali 14:00 | BBC Somali 18:00 | Discusion Board | Somaliland Netpal
 SOMALILAND NETWORK
Country Profile

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland oo Maanta Hambalyo udiray Ciidamada Qaranka ee Somaliland Munaasibadda sanadguuradii 14aad ee kasoo wareegtay Aasaaska Ciidankaasi oo ku beegan Berito Awgiis


    News Archives   Printable view   Email this Article   Translate   Submit News  


Feb 01 2008 (Somaliland Net) - Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamuhuuriyada somaliland mudane Nuux ismaaciil taani ayaa maanta udiray Hambalyo ciidaamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland Nuux ismaaciil taani wuxuu ugu hambalyeeyay Munaasibadooda Asaaskii Ciidamada qaranka ee sanad guradii 14 aad taasoo ku beegan Maalinta sabtida ah ee bari ah 02.02,08 .


Taliyuhu mudane Taani waxaa uu dhamaan sarakiisha xubnaha ciidamada qaranka iyo xaasaskooda iyo qaranka Jamhuuriyada Somaliland ilaahay uga baryay inay sanadkan sanad kiisa ku gaadhaan Bash Bash iyo Barwaaqo .

Posted by Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland






News Posted By:
Wariye Mohamed Mussa inji on Feb 01 2008, 11 30
Email: Wariye Mohamed Mussa inji :news@somalilandnet.com

Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.