Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland

Home | BBC Somali 11:00 | BBC Somali 14:00 | BBC Somali 18:00 | Discusion Board | Somaliland Netpal
 SOMALILAND NETWORK
Country Profile

Sixid War aanu Daabacnay


    News Archives   Printable view   Email this Article   Translate   Submit News  


Jan 24 2008 (Somaliland Net) - Waxaan idinka Raali gelinaynaa Warkii ku saabsanaa allaha ha unaxaristee Xuseen Nuur Bakaal Soobe oo ku geeriyooday Shil Baabuur inaanay Marwadiisuna ay Koomo Gashay Balse aanay dhiman , Khaladkaasi oo ahaa Khalad ka Yimid siduu warku nagusoo Gaadhay .


Markaa waxaan ka Cudur Daaranaynaa Khaladkaasi in Xaaskiisa Marxuumka Dhimatay Balse waxaa wararka Cidii noo soo tabisay ay ku khaldameen inay Marwadaasi Dhimatay Balse alxamdulilaah way Nooshahay .


Posted by Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland






News Posted By:
Wariye Mohamed Mussa inji on Jan 24 2008, 07 47
Email: Wariye Mohamed Mussa inji :news@somalilandnet.com

Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.