Madaxweynaha iyo Marwadiisuba Waxay ilaahay uga Baryeen inuu Marxuumka Naxariistii Janno ka waraabiyo Qoyskii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka tageen Samir iyo iimaan inuu ka Siiyo . Aamiin Aamiin ….
Sidoo kale waxa Tacsi halkan ka Diraya Bahda Somalilandnet Wariyayaasheeda Wariye Mohamed Mussa inji , Wariye Cabdirisaaq Saleebaan iyo Tafaftiraha Somalilandnet Mohamed Ghalib .
Posted by Wariye Mohamed Mussa inji Hargeysa Somaliland
News
Posted By: Wariye Mohamed Mussa inji on Jan 23 2008, 04 14
Email: Wariye Mohamed Mussa inji :news@somalilandnet.com |