Somaliland Net,Your Gateway to Somaliland

Radio Hargeysa | BBC Somali 11:00 | BBC Somali 14:00 | BBC Somali 18:00 | Discusion Board | Somaliland Netpal
 SOMALILAND NETWORK
 
Country Profile
Warkan Saxiib U Dir Saxiib u dir Translate (for Somali articles no translation available, sorry!) Print Printable Version Print This
Waftigii Ay Hogaaminaysay Marwo Adna Adan oo haatan ku sugan London.
Posted to the web 16:06 Jun 25 2004

Jun 25 2004 (Somaliland Net) - Waxa Hadda Magaalada London Ku sugan wasiirro ka mid ah wasiiradii Hogamminyay waftigii dhawaan Geneva Guulaha ka soo hooyay.
Posted by Abdullahi Abokor.
X a y a y s i i s - A d v e r t i s e m e n t


More News Click Here
Waftigaas oo muddo todobaad ah ku sognaa Geneva oo shirar la yeeshay Hayadaha samafalka deeqda u fidiya wadamada saboolka ah.


Hadaba mar aan waraysi yar oo gaaban la yeeshay wasiirka Qorsheynta Somalilnad mudane Axmed Dahir oo hadda ku sugan magaalada London ayaa ii yara taabtay waxayaabaha ugu suurtobay safarkooda ay ku tageen Genava.

Waxa uu wasiirku ii sheegay in ay la yaabeen dadkii meesha iskugu yimi wax qabadka ay Somaliland Gaadhay mudadii gaabneyd ee ay Somliland la soo noqotay Gooni isu taageeda.

Waxa kale oo ii sheegay in ay halkaas soo bandhigeen qoraalo iyo cajaldo ka sheekanaya Somaliland iyo wax qabadkeeda, iyo caawimada ay Somaliland u baahan tahay.

Hadaba mar aan waeydiiayay maxaa keenay in uu waftigu socdaalkaas u soo baxo ayuu ii sheegay wasiirku in ay tahay mar labaadkii ay is arkeen iyadoo ayuu sheegay in ay hore u shireen sanadkii ina soo dhaafay ,shirkaasoo ka dhacay magaalada addis ababa ee dalka Ethiopia taasoo ayuu sheegay in dalalka deeqa wadamada saboolka siiya, ay Somaliland caawimadooda toos u siiyaan oo anan loogu soo hagaajin hayad fadhigeedu yahay Nayrobi



Posted by Abdullahi Abokor.
Email: abdullahi@somaliland.net

 

Email this Story - Saxiib u dir


Advertise with us
 



CONTACT INFORMATION.




| Home | Add a Site | Modify a Site | What's New | What's Cool | Top Rated | Random Link | Privacy Statement | Contact Us  
Copyright © 1998 Somaliland Net - This site has been optimized for 4.0+ Browsers.