somaliland.net
MARKAB SIDDA RAASHIN OO AY LEEDAHAY DAHABSHIIL OO BERBERA SOO GAADHAY
Published: Jul 15 2008 - 12 38
Jul 15 2008 (Somaliland Net) - Markab sida in ka badan 2kun oo Mitirik Tan oo Raashin ah oo u Raran shirkadda Dahabshiil ayaa ku soo xidhay Dekedda magaalada berbera Iyadoo Doonyo Kalena ay ku soo jiraan Badda .
Geesta kalena shirkada Indho deero ayaa Maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Hoos u dhigaty Raashinka iyo Cuntooyinka Daruuriha ah .
Posted by Wariye Mohamed Mussa inji
Somalilandnet Office
Hargeysa
Somaliland
Posted by: Wariye Mohamed Mussa inji
Email: Wariye Mohamed Mussa inji
News Archives - Print News - Translate - Submit News - Email this Article