somaliland.net
MADAWEYNAHA JSL OO MAAREEYE CUSUB UMAGACAABAY MADBACADDA QARANKS JSL
Published: Jul 12 2008 - 12 34
Jul 12 2008 (Somaliland Net) - Madaxwaynaha JSL Md:Daahir Rayaale Kaahin ,waxa manta uu maareeye cusub u magacaabay madbacada Qaranka JSL .
Madaxwaynuhu isagoo tixgelinaya qodobka 90aad ee dastuurka JSL iyo ahamiyada weyn ee madbacada qaranku u leedahay dalka , waxa uu magacaabay Maxamed Cabdi Maalik inuu noqdo maareeyaha cusub ee madbacada qaranka JSL, kadib markii uu madaxwaynuhu tixgelin gaar ah siiyey kartidiisa aqoontisa iyo hufnaantiisa shaqo gudan karana xilka loo magacaabay waxa uu umagacaabay inuu Noqdo Mareeyaha cusub ee Madbacadda Qaranka JSL.
Posted by Wariye Mohamed Mussa inji
Somalilandnet Office
Hargeysa
Somaliland
Posted by: Wariye Mohamed Mussa inji
Email: Wariye Mohamed Mussa inji
News Archives - Print News - Translate - Submit News - Email this Article