somaliland.net

madaxweynaha JSL ayaa Maanta Jawaab ka bixiyey Eadeynta Gudoomiyaha Golaha wakiilada

Published: May 12 2008 - 10 54

May 12 2008 (Somaliland Net) - Madaxweynaha JSl mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyey Eadeynta Gudoomiyaha Golaha wakiilada ee Somaliland oo sheegey in madaxweynuhu diiday wada hadal.

ay isugu iman lahaayeen xisbiyada Mucaaridka iyo madaxweynuhu taasi oo aan ahayn sida uu dhigay Gudoomiyuhu Golaha wakiilada mudane C/raxmaan maxamed C/laahi (Cirro) .

Madaxweyne Daahir Rayaale waxa uu sheegey in Gudoomiyaha Golaha wakiilada in uu hawshan dhexdhexaadinta u waday 25 cisho isagoo wax natiijo ah keeni waayey .


posted by Wariye Mohamed Mussa inji
somalilandnet office
hargeysa
somaliland

Posted by: Wariye Mohamed Mussa inji
Email: Wariye Mohamed Mussa inji

News Archives - Print News - Translate - Submit News - Email this Article