somaliland.net
Tacsi: Marxuum Saciid Samatar Megaag, (Reer Jamac Alol)
Published: May 09 2008 - 19 52
May 09 2008 (Somaliland Net) - Dhamaan reer Jamac Alol waxay tacsi u dirayaan, Qoysii iyo reerkii uu ka geriyooday Marxuum Saciid Samatar Megaag oo shalay Arbaca 07/05/08 ku geeriyooday San Jose, California.
Reer Jamac Alol
Posted by: Mohamed Ghalib Musa
Email: Mohamed Ghalib Musa
News Archives - Print News - Translate - Submit News - Email this Article