somaliland.net
Agaasimaha Guud ee wasaarada beeraha Somaliland Oo Saaka Warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa
Published: May 06 2008 - 11 54
May 06 2008 (Somaliland Net) - Agaasimaha Guud ee wasaarada beeraha Somaliland C/qaadir Jibriil Tukaale Oo Saaka Warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa , ayaa wuxuu ugu baaqey Bulshada Somaliland sidii dhulkooda u beeran Lahaayeen, Maadaama ay Yaratey Wax soo saarkii Beeraha Dalalkii La Inooga Keeni Jirey.
Agaasimaha Guud ee wasaaada beeraha waxa kaloo sheegey , isla markaana ugu baqaya Bulshada somalilnad sidii ay ugu faa.iidaysan lahaayeen Roobabka iyo Kheryraadka Dhulkeena , isagoo Tilaamay Ka wasaarada ahaan iney si balaadhan ugu hawl gali doonaan sidii loo joojin lahaa biyaha Roobka ee Bada Galaya, isla markaana cidii u Diyaara iney wax kale qabato wasaarada haday Noqoto Haaya’add iyo cidii kaleba.
posted by Wariye Mohamed Mussa inji
somalilandnet office
hargeysa
somaliland
Posted by: Wariye Mohamed Mussa inji
Email: Wariye Mohamed Mussa inji
News Archives - Print News - Translate - Submit News - Email this Article