somaliland.net
Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads
Top : Missing Person
Missing Person
Title: |
baaaaaaaaaaaaaafin |
Posted: |
10-Oct-2006 |
Telephone: |
21658149 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
ina caynab oojooga norway waan waayay meel u joogo khaalid kaamamka ayuu ku jiraa mid uu yahayna ma garanayo hadee oo e maqlayo ha ila soo xidhiidho bye bro |
Title: |
Baafin: Koos Wayrax |
Posted: |
31-Oct-2006 |
Telephone: |
002515755411 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Waxaan halkan kabafinayaa anikoo ah safiyo wayrax walaashay(Koos Wayrax)
oo iikuwardanbaysay sanadkii 2002 oo iiku wardanbaysay magalada Barbara oo kadirsan Somaliland arkaa fadlana hadii aad heshid warkayga ikalasoo xiriir magaalada Jijiga ookadirsan Ethiopia Tell(002515755411) ama magalda Dhagaxbour Tell(0025157710275) |
Title: |
Baafin - Missing Person: Ismaciil Xassan |
Posted: |
21-Nov-2005 |
Telephone: |
905-896-4440 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Ismaciil Xassan or Markii iigu danbeysay Denmark. Waxa uu kayimid sacuudiga intii uu san aadin Denmark 19 eightiiskii. Hooyadiisna magaceedu waa faadumo badmaax. |
Title: |
Samia |
Posted: |
17-Dec-2006 |
Telephone: |
4473642 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
waxan raba inan shaqsi barto wanagsan oo aqoon wacan cilmi leh diinta islamkana haysta |
Title: |
Missing Person: JAAMAC HASAN GUULEED |
Posted: |
21-Nov-2005 |
Telephone: |
95145687 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
WAXAAN HALKAN KA BAAFINAYAA NINKA MAGICIISA LAYIRAAHDO JAAMAC HASAN GUULEED OOMARKII IIGU DAMBVEYSEY JOOGEY MAGAALADA MAMBASA SANADKII 1991WAXA UU HALKAA UDHAAFAY BUNGOMA EEDALKA UGANDA SAAN KUMAQLAY. |
Title: |
Baaaaafin |
Posted: |
25-Apr-2008 |
Telephone: |
416. |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Waxaan baafinayaa sxb key oo magaciisa la yidhaa Maxamuud Ibrahim ismmaciil(jawaan). Markii iigu war danbeysay waxuu joogey dalka norway. waxa kale uu ku magac dheer yahey SHOODHE CEERI GAABO. Fadlan hadii aaad wariisa hayso iigu soo hagaaji ciwaanka hoos ku qoran. |
Enjoy the Somaliland Net free email. There are no restrictions creating multiple accounts. Sign now.
Somalilandnet news group