somaliland.net
Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads
Top : Hambalyo-Wishes : Page 2
Hambalyo-Wishes: Page 2
Title: |
Hambalyo Dhalasho Farxad leh |
Posted: |
24-Nov-2005 |
Telephone: |
25223356 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Kayse Axmed Digaale, xuseen acbdilaahi xuseen, Cabdi qani Siciid Ieeye, siciid cabdilaahi, maxamed cabdi cawil, maxamed aadan foolge, maxamud maxamed aadan ( shine), cabdilaahi maxamed xuseen, siciid cabdi qawdhan, maxamed siciid cadaad, cumar yuusuf cabdi siciid, inj.cabdi cali xume,maxamed tiriig,cabdi jiinje, salebaan nuur warsame, axmed ilkacase, dhamaan dadkasi waxay hambalyo u dirayaan Cismaan Abokor Ducaale (Barbaraawi) iyo Qadan Ismaaciil Maxaed oo wiil ugu dhashay Burco..11.11.05. Iyagoo leh ha noqdo kii dadkiisa iyo dalkiisa anfaca. Aamiin Aamiin |
Title: |
Hambalyo Meher. |
Posted: |
10-Dec-2005 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Hooyo ,Aamina Cali Cartan , Nuura Cali Cigaal , Maxamuud Cali Cigaal Axmed Cali Cigaal , Muna Cali Cigaal , Siciid Cali Cigaal , Cabdi Cali Cigaal , Ayaan Cabdilaahi Cali,Amaal Abokor Warsame , Xaliimo Bare Cilmi , Ayaan Xuseen Cilmi, Hibo Ismaaciil Maxamuud, Saynab Abokor Warsame, Sacda Ibraahin Warsame, Mustafe Salaabaan Cilmi, Ibraahin Xariir Diiriye, Maxamuud Axmed Oday, Maxamed Muuse Cilmi, Faysal Axmed Maxamed,C/Risaaq Faarax Cali , Maxamed Ismaaciil (Shuuro), Cabdi Xasan Geele, Sacad Axmed Faarax, Dhamaan Dadkaasi Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan , Meherka Siciid Saleebaan Maxamuud Iyo Aasiya Cadaani Muuse oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa, Waxayna Leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara ,Ubad Khayrqabana Kala Hela.Aamiin..Aamiin. |
Title: |
HAMBALYO AROOS |
Posted: |
15-Dec-2005 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Maxamed Cumar Xaajiø Ibraahin Cumar Xaaji Siciid Ø Siciid Cumar Xaaji Siciid
Ø Hana Cumar Xaaji Siciidø Umalkhayr Cumar Xaaji Siciid Ø Deeqa Cumar Xaaji Siciid Ø Muuse Cumar Xaaji Siciid Ø Ilhaan Cumar Xaaji Siciid Ø Xamse Cumar Xaaji Siciid Ø Foosiya Cumar Xaaji Ciidø Aabo Cumar Xaaji Sicid Ø Hooyo Jinow Cumar Caynaan Ø Hooyo Caaasha Aji Aadanø Hooyo Aamino Maxamuud(Aamino Ay) C/Raxmaan Xaaji Siciid Ø Aaxamed /Raxmaan Xaaji Siciid Ø Ismaaciil Maxamed Cabdi Ø C/Risaaq Maxamed Cabdi Ø Maxamed Clrisaaq Xaaji Siciid Ø Yuusuf Cabdi Raxmaan Xaaji Iid Ø Axmed C/Raxmaan Xaaji Siciid Ø Idiris C/Risaaq Xaaji Siciid Ø Isaaq C/Risaaq Xaaji Siciid Ø Jamaal C/Risaaq Xaaji Ciid Ø Samiira Maxamed C/Raxaan Xaaji Ciid Ø Axmed Aadan Jaamac Ø Rashiid Boorash Ø Maxamed Muuse Xaaji Muxumed Ø Farduus Muuse Xaaji Muxumed Ø Xasan Sh.Muxued Warsame Ø Idiris Sh. Muxumed Warsame Ø Cismaan Sh,Muxumed Warsame Ø Sayd Iidle Cimaan Ø Hibo Xuseen MuxumedØ Maxamuud C/Laahi Yoonisø C/Kariim Maxamed Muxumed Ø Waxay Hambalyo Iyo Boogaadin Udirayaan Arooska Guuleed Cumar Xaaji Siciid Iyo Foosiya Maxamed Cali Oo 12/13/2005 Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Gabiley Ee Dalka Soomaalila |
Title: |
Hambalyo Aroos:C/fataax X.Axmed Quluumbe iyo Khadra Ibraahin Xuseen |
Posted: |
4-Jun-2007 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Hambalyo …Aroos.Hambalyo …Aroos. Kayse Axmed Digaale,Dayib X.Axmed Quluumbe,Siciid X.Axmed Quluumbe,Aamiin Sulub,C/qani Siciid Ileeye,XuseenC/llaahi Xuseen(Girgire)Cismaan Abokor Ducaale(Berberaawi),Chief,Shurgi Axmed Ibraahin,Baashe X.Axmed Quluumbe,Maxamuud Fadhiyare,Maxamed Yalas,Maxamed Huriye(Nuuraani),Cawil Dhakaweyne,Baashe X.Yuusuf,Maxamuud Cali Jaakuli,C/risaaq Dubad,Xamse Cadow Yuruura,C/casiis Ibraahin Coosh,Cabdi Ismaaciil Buur,Inj.Cabdi Cali Xume,Buraale Maxamed Dheere,Cabdi Cali dhagaweyne. Dhamaan Asxaabtani waxay Hambalyo iyo Bogaadin U dirayaan Arooska . C/fataax X.Axmed Quluumbe iyo Khadra Ibraahin Xuseen,. ooAqalgalkoodu ka dhacay dhowaan Magaalada Lodon ee cariga ingiriiska,Waxayna leeyihiin noqda labadii Isku waara Ubad khayrqabana kala hela.Aamiin..Aamiin |
Title: |
HAMBALYO AROOS:Faysal Ciise Yuusuf Iyo Safa Xasan Ismaaciil |
Posted: |
2-Jul-2007 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Keyse Axmed Digaale,Siciid X.Axmed Quluumbe,C/siis Ibraahin Coosh, Maxamuud Fadhi yare,Xuseen C/llaahi Xuseen(Girgire),C/qani Siciid Ileeye,Chief Caaqil Shugri X.Axmed Ibraahin,Maxamed Yalas,Baashe X.Yuusuf,Cabdi Cali Dhegaweyne,Maxamed Huriye(Sh.Nuurani).Cismaan Abokor Barbaraawi,Cabdi Ismaaciil Buur,Cabdi Firdhiye,Cawil Dhakoweyne,Inj.Cabdi Cali Xume,Maxamuud Carab Kooshin,Axmed Sh.Cali Ismaaciil,Deeq X.Axmed Dhamaan Axsaabtaasi waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Aqalgalka,
Faysal Ciise Yuusuf Iyo Safa Xasan Ismaaciil Oo dhowaan Arooskoodu ka dhacay Huteel Xamdi ee Magaalada Hargaysa,waxayn leeyihiin Noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela…Aamiin..Aamiin |
Title: |
Dhalasho Farxadleh. Siciid X.Axmed Quluumbe iyo Hodon Maxamed C/llaahi Sool |
Posted: |
27-Jul-2007 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Kayse Axmed Digaale,Dayib X.Axmed Quluumbe,,Aamiin Sulub,C/qani Siciid Ileeye,XuseenC/llaahi Xuseen(Girgire)Cismaan Abokor, Ducaale(Berberaawi),Chief,Shurgi Axmed Ibraahin,Baashe X.Axmed, Quluumbe,Maxamuud Fadhiyare,Maxamed Yalas,Maxamed Huriye(Nuuraani),Cawil Dhakaweyne,Baashe X.Yuusuf,Maxamuud Cali Jaakuli,C/risaaq Dubad,Xamse Cadow Yuruura,C/casiis Ibraahin Coosh,Cabdi Ismaaciil Buur,Inj.Cabdi Cali Xume,Buraale Maxamed Dheere,Cabdi Cali dhagaweyne. Dhamaan Asxaabtani waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Siciid X.Axmed Quluumbe iyo Hodon Maxamed C/llaahi Sool Gabadhi dhowaan ugu dhalatay Magaalada Lodon ee cariga ingiriiska,Waxayna leeyihiin ilaahay ha ka dhigo tii dadkeeda iyoDiinteeda Anfacda,waxayna leeyihiin Soo Barbaar..Aamiin..Aamiin |
Prev 6
Enjoy the Somaliland Net free email. There are no restrictions creating multiple accounts. Sign now.
Somalilandnet news group
