somaliland.net
Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads
Top : Hambalyo-Wishes
Hambalyo-Wishes
Title: |
Congratulations to Fouzia & Omar |
Posted: |
10-Oct-2006 |
Telephone: |
7035919365 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Dr. Omar Awale iyo Dr. Fouzia Ahmed oo oo dhawaan ku aqal galay Virginia ee cariga Maraykanka.Arooska iyo Aroosada waxanu Ilahay ugu baryaynaa inay noqdaan labadii isku raage iskuna waara kala helana ubad khayarbadan. Amiin |
Title: |
Aroos: AbdiNasir Mohamed Diriye iyo Fardowsa Abdillahi Xaaji Hassan |
Posted: |
21-Dec-2006 |
Telephone: |
703-999-9999 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Hooyo Faadumo Ciise Kaahin, Abdirahman Mohamed Diiriyo iyo Xaaskiisa , AliCiid Mohamed Diiriye iyo xaaskiisa,Abdiqaadir Mohamed Diiriye iyo xaaskiisa,Saynab Mohamed Diiriye iyo Duqeeda, Xaawo Yasmin Mohamed Diiriye, Ahmed Yasiin Mohamed Diiriye, Nimco Barwaaqo Mohamed Diiriye, Nasra Rahma Mohamed Diiriye, Mohamed Abdiqaadir Mohamed Diiriye iyo Reer Abdillah Xaaji Hassan iyo Hooyo Luul Guhaad Ibrahim...... Waxa tahniyad balaadhan loo dirayaa AbdiNasir Mohamed Diiriye iyo Fardowsa Abdillahi Xaaji Hassan oo ku aqal galay magaalada Hargeisa weekii hore oo na soo dhaafey... Dhamaantayo oo kala jooga dalalka America,London, iyo Somaliland Hargeisa waxaan leenahay noqda kuwii ku waara Nabad iyo caano iyo caruur khayr qabta, waxna tarta Diintooda iyo Dadkooda. Amiiiiiiiiiin InshaAllah |
Title: |
Meherka Xuseen Cabdiraxmaan iyo Hanlgan Cabdi |
Posted: |
21-May-2007 |
Telephone: |
404452 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Dhamaan reer Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Walaaleeye oo kala ah Aabo Cabdiraxmaan iyo Hooyo Cadar Axmed, Farduus iyo seygeeda Cadiraxmaan Ibraahim iyo caruurtooda, Saynab iyo saygeeda Cabdiraxmaan Ismaciil iyo caruurtooda, Khadra iyo seygeeda Baashe Faarax iyo caruurtooda, Safiya iyo seygeeda Axmed Diiriye iyo caruurtooda, Mustafe iyo xaaskiisa Lucky Xassan iyo caruurtiisa; Cadiraxmaan iyo Hodan, Sucaad, Idil, Cadicasiis. waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Xuseen Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed iyo Halgan Cabdi Tarartare oo maalintii Axada ee 6dii May 2007 ka dhacay caasimada Hargeysa ee dalka Soomaaliland. Waxaan Eebe uga rajeynaynaa inay noqdaan kuwii isku raaga ee isku reeya ee Alah kala siiyo ubad khayr qaba. |
Title: |
Tahniyad Meher:Axmed Xasan Ayaanle (Ahmed Dahir) iyo Farxiya Cali Ciidle |
Posted: |
23-Jul-2007 |
Telephone: |
+447944234088 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Aabo Xasan Ayaanle Dhidar Hooyo Mumina Xaaji Faarax Aare Sahra Xasan Ayaanle iyo Yuusuf Nadiif Warsame iyo caruurtooda Maryan Xasan Ayaanle iyo Cali Maxamuud iyo caruurtooda Canab Xasan Ayaanle iyo Maxamuud Cabdi Abdirahman Xasan Ayaanle Maxamuud Xasan Ayaanle iyo Xaawa Xaashi iyo Caruurtooda Rooda Xasan Ayaanle iyo Abokor Cabdi iyo caruurtooda Xabiiba Ayaanle Dhidar iyo Xaliimo iyo Dayib Cumar Ayaanle Dhidar Khadiija Cumar iyo caruurteeda Xaliimo Cumar iyo Caruurteeda Maxamuud Cumar iyo caruurtiisa Sahra Cumar iyo Nimco Cumar Shukri Abdillaahi Ayaanle iyo odeygeeda Maxamed Abdillaahi Ayaanle iyo Xaaskiisa iyo wiilkiisa Axmed Abdiallahi Ayaanle iyo Xaaskiisa iyo caruurtooda Siraad Abdiallaahi iyo caruurteeda Boobe Yusuf Ducaale iyo xaaskiisa Safiya Yuusuf Ducaale iyo caruurteeda Mowliid Ali hure iyo Xaaskiisa Dayib Maxamed Yuusuf iyo Xaaskiisa Dayib Aadan iyo Xaaskiisa Axmed Sheekh Muumin Ibraahin Liibaan Maxamuud Nuur Sugaal Cabdillahi Cumer Gasleh Sahra Geele iyo caruurteeda Axmed Geele iyo caruurtiisa Muumin Xaaji Faarax iyo Caruurtiisa Khadiija Xaaji Faarax iyo caruurteeda Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Sweden, United Kingdom iyo Gabiley iyo Hargaysa ayaa waxay hambalyo halakan uga soo gudbinayaan Axmed Xasan Ayaanle (Ahmed Dahir) iyo Farxiya Cali Ciidle oo arooskoodu ka dhacay Gabiley 16kii July 2007. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii kuwaara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela. Aamiin….Amiin …..Aamiin |
Title: |
HAMBALYO AROOS: Abiib Xaji iyo Amina Youssouf |
Posted: |
2-Sep-2006 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
ayeeyo dhool jamac farah ,aabo mahamoud abdi sultan (Hildiid),Hooyo Xalimo Ahmed Obsieh (Xalimo Basra), Fathia hildiid, abdi hildiid, dayib ahmed, hodane hildiid,goulef hildiid, ahmed hildiid, hodo hildiid, camir hildiid, sahra cumar, seynab maxamuud, haabo mariam sheikh,cabdillahi axmed, habone cabdillahi, deka cabdillahi, ayane abdillahi, nimo cabdillahi iyo habone cabdillahi, houssein youssouf (gahnuug)iyo amina gaas, iyo reer gahnoug oo dhan oo ay kalaa joogaan djibouti, hargeysa, australia, USA, london iyo canada waxay hambalyo iyo bogaadin uu dirayan aroos ka
abiib xaji youssouf iyo amina youssouf oo aroos kogu ka dhacay magalada hargeysa. waxay layihiin noqda kuwii isku warra ee ubaad kheyrgaba isku yeesha hiibo iyo ducaba naga hooya AAAMIN, AAMIN |
Title: |
Tahniyad Aroos: Sacad Moxamud Cadagude iyo Kaltuun Ismaaciil Mohamed |
Posted: |
6-Sep-2006 |
Telephone: |
none |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
![]() Tahniyad Aroos ka Socota Dadka kala ah 1. Abo Moxamud Cali iyo hooyo Shara Cayngal Xuseen 2. Suad Moxamud Cali iyo odaygayga Dalmar Cabdirisaak Cisman 3. Samira Moxamud Cali 4. Shukri Muxamud Cali 5. Moxamed Moxamud Cali 6. Zamzam Cali Cadagude iyo Odaygayga Moxamed Caananug iyo Carurteeda 7. Ugaaso Cadagude iyo caruurteeda 8 Nimco Caananug iyo Odaygeeda 8. Cabdiasis Cali iyo Xaaskiisa 9. Rashid Aw-Nur iyo xaaskiisa 10. Moxamud Mataan iyo Xaaskiisa Aqriso Tahniya oo Dhan - Read More |
Next 6
Enjoy the Somaliland Net free email. There are no restrictions creating multiple accounts. Sign now.
Somalilandnet news group
