somaliland.net
Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads
Top : Condolences Tacsi : Page 4
Condolences Tacsi: Page 4
Title: |
INAA-LILAAH WA INAA ILAHI RAAJICUUN |
Posted: |
26-Dec-2005 |
Telephone: |
613-297-4509 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Aniga oo ku hadlaya magaca mareegtada Waridaad, waxaan halkan tacsi uga soo gudbinayaa dhamaan, Eheladdii, caruurtii iyo Xaaskii Marxuum Abdulaziz Farah George. Geeridu xaq weeyey, Marxuumkana waxaan Eebe uga rajaynaynaa inuu naxariistii janatul fardousa ka waraabiyo, Samir iyo Iimaana inaga wadda siiyo.Aamiin, |
Title: |
Tacsi: Mr.Abdiaziz Farah Geaorge |
Posted: |
28-Dec-2005 |
Telephone: |
00447904169536 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
I am coveying my deep condolences to the family and relatives of Abdiaziz Farah Geaorge who died in the States recently. May his soul rest in peace and in Heaven for ever. Amin Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun. |
Title: |
Tacsi: Marxuum Xaaji Cabdi Maxamuud Suldaan Diiriye |
Posted: |
28-Dec-2005 |
Telephone: |
079056569215 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yahay iyo ehelka kale iyo asxaabta reer xaaji cabdi oo aan halkan lagu soo koobi karin waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Cabdi Maxamuud Suldaan Diiriye Sugulle oo wiigii hore ku geeriyooday magaalada Ottawa ee dalka Canada. Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu Marxuumka naxariistiisa jannada ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan ka siiyo. 1. Suldaan Cismaan Suldaan Cali 2. Ismaaciil Suldaan Cali 3. Cismaan Xuseen Aboker 4. Cabdilaahi Xuseen Aboker 5. Maxamuud Xirsi Maxamed 6. Cabdiraxman Xirsi Maxamed 7. Axmed Naasir Xirsi Maxamed 8. Ridwaan Xirsi Maxamed 9. Cabdiqaadir Xirsi Maxamed 10.Nuuradiin Xirsi Maxamed 11.Maxamuud Cabdi Caalin 12.Mustafe Ismaaciil Yuusuf 13.Cabdiqaasir Ismaaciil Yuusuf 14.Cabdiraxmaan Raabi Jaamac 15.Xasan Axmed Haaruun 16.Cali Xirsi 17. Faarax Warsame 18. Axmed Maxamed Faarax 19. Cabdi Maxamed Faarax 20. Cabdiraxmaan Cawil |
Title: |
Marxuum AbdiAziz Farah George |
Posted: |
31-Dec-2005 |
Telephone: |
613-749-4742 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Please accept my most sincere condolences on the loss of AbdiAziz Farah George. My family has been praying for him for quite some time. Unfortunately for who are left behind, the answer to prayer is the only way to let Abdiazziiz rest in Peace. Words cannot alone express how sorry I am to hear this news.My heart aches for you and your family. God bless and keep your loves and prayers |
Title: |
Tacsi:Moxamed Cumar Jabaabul |
Posted: |
29-Sep-2007 |
Telephone: |
007932063614 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Aniga oo ah Moxamed Sh Axmed Cali oo jooga magaalada kingston oo England ka mid ah waxaan halkan tacsi uga dirayaa eheladii xildibaan Moxamed Cumar Jabaabul oo ku geeriyoodey magaalda Hargeisa habeenkii 25/08/2007. Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun |
Title: |
Marxuma Safiya Mohamed Hassan Adan |
Posted: |
3-Jan-2006 |
Telephone: |
00447904169536 |
Web Site: |
|
Contact: |
|
Description: |
Inaa lilaahi inaa ileyhi raajicuun
Dahamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo caruuta marxumadii Safiya Mohamed Hassan Adan oo gu geeriyootey magaalada Virginia dhowaan: Mohamed Sh. Ahmed Ali Adan Hawa Sh. Ahmed Ali Adan Fahima M. Rashid Ibrahim Mohamed Sh. Ahmed iyo xaaskiisa Hodan M. Sh. Aghmed Asmahan M. Sh. Ahmed Hana M. Sh. Ahmed Rage M. Sh. Ahmed oo kala jooga dalka igriiska iyo Somaliland. Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo inagana samir iyo imaan ilaahay ha inaga siiyo. |
Prev 6 Next 6
Enjoy the Somaliland Net free email. There are no restrictions creating multiple accounts. Sign now.
Somalilandnet news group