somaliland.net

Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads

Top : Condolences Tacsi : Page 3

Condolences Tacsi: Page 3

Ads:

Title:

TACSI: ABDILAHI OSMAN HAJI JAMA

Posted:

28-Aug-2006

Telephone:

none

Web Site:

Home Page http://

Contact:

Send Email ABDISALAM

Description:

TACSI FROM ABDISALAM HERERI
ABDI HASSAN IYO XAASKIISA ALI HASSAN IYO XAASKIISA GUHAAD ABDI IYO XAASKIISA UGAASO CADAANI IYO CARUURTEEDDA MILGO LIBAAX MUUSE IYO CARUURTEEDA CAASHA JAMA LIBAAX IYO CARUURTEEDDA ABDISALAM HERERI IYO XAASKIISA DHAMAAN ILMA XAAJI AHMED QULUMBE IYO HUSSEIN LIBAAX MUUSE IYO CARUURTIISA OO KALA JOOGA LONDON,HARGEISA,WAXAA AY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN QOYSKA IYO QARAABADA UU KA GEERIYOODAY ALLA HA U NAXARIISTEE

MARXUUM ABDILAHI OSMAN HAJI JAMA ,OO KU MAGAC DHEEREE BIDIXLE OO 27KII BISHAN KU GEERIYOODAY LONDON.

Title:

Tacsi: Mujaahid Xasan Aden Wadaadiid

Posted:

24-Nov-2005

Telephone:

252 2 439721

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email tacasi

Description:

Anko ka tiirayaysan Geerida Naxdinta Leh ee Ku timi Mujaahid Xasan Aadan Wadaadiid Waxaanu leenahay Ilaahay ha ka waraabiyo Naxariisti Jano

1 Siciid Maxamed Xaaji Cismaan 2Maxamed Xuseen Caydiid 3 Jamaal Yuusuf Geele 4 Siciid Aadan Caabi 5 Axmed Nuux Cali 6 Khadar Ismaciil Yuusuf 7 Khadar Xasan Yuusuf

Title:

Marxuun Xasan Aadan Wadiid

Posted:

24-Nov-2005

Telephone:

5002333

Web Site:

Home Page http://

Contact:

Send Email Kayse A Digale

Description:

Kayse Axmed Digaale, Dr,Cabdi Awdaahir,Dr.Cabdi Yaasin, Dr.Cabdiqaadir Muuse, Dr. Muuse Cabdi,Dr.Cabdilaahi Biikalo,Dr.Cabdi Jibaar Maxamed Siciid Dr. Siciid Saalax Abokor,Dr.Axmed X. Cismaan(Baxnaan)Xildhibaan, maxamuud Cali Jaakuli, xildhibaan Yuusuf Jaamac Yuusuf, xeer ilaaliyaha gobolka Jamac Ducaale Siciid, Deyr Maxamed Cilmi, Siciid Cabdi Qawdhan, Eng Cabdi Cali Xume, Xildhibaan Maxamed X. Yuusuf (Waabeeyo), Xildhibaan, Cabdiqaadir Dhoomagaab, Xuseen C/laahi Xuseen ( Girgire ),C/qani Siciid Ileeye, Maxamed Huuriye cigaal ( Sh. Nuuraani), Axmed Xuseen Soodaani, Cismaan Abokor Ducaale ( Berbaraawi ),Fuaad C/laahi Sool, Cabdi Maxamed Jiinje,Axmed Hugur Warsame,Axmed Xasan C/raxmaan (Ilkacase)Maxamed Siciid Cadaad,, Saleebaan Nuur Warsame (Food),Maxamed Aadan Foolge, Xamse Maxamed Cabdi, Foosi C/qaadir Muuse, Axmed Ciije, Cabdi shugri, Nuur Ibraahin, Siciid C/laahi Ducaale, Maxamuud Maxamed Warsame (jaare), Maxamuud Maxamed Aadan ( Shiine), Aadan Siciid Dooc, Maxamed Cawil X. nuur ( xoog ), C/lahi Maxamed xuseen (Xino), Maxamed Cabdi Cawil,, Maxamed Tiriig, Axmed Cabdi Bacow (Kood), Ciise Cabdi Xayd, Cumar Yusuf Cabdi Siciid, Cawil Maxamuud Dhako – Weyne, Maxamed Yalas, Baashe Aw Yuusuf, maxamed cabdi shire,maxamed cabdi cooshaar.

Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Xasan Aadan Wadiid, oo maalntii arbacdii ku geeriooday magaalada Hargaysa, samir iyo iimaan k asiiyo marxuunkana janadii ka waraabiyo.

Title:

Tacasi: Cali Sh. Maxamed Jirde

Posted:

10-Oct-2008

Telephone:

none

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Ahmed Arwo

Description:

Anigoo ka wakiil ah Jaaliyadda Soomaliland ee Wales, reer Cabdi Carwo iyo Xaaskayga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa ehelka, qaraabada, xigaalka, iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaan walaashii Marwo Aamina Waris Sh. Maxamed Jirde, oday Ahmed Maxamed Siilaanyo Guddoomiyaha Kulmie iyo ubadkooda Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Shacbiweynaha Soomaliland, gaar ahaan Gobalka Saaxil waliba magaalada Sheekh iyo dariiqada Sheekh ee uu ka ahaa odayga koowaad muddo dheer.

Marxuum Cali Jirde waxaa berrito oo Jimce ah 10/09/2008 lagu aasi doonaa xarunta dariiqada ee magaalada Sheekh.

Alle ha u naxariistee Cali Sh. Maxamed Jirde waxuu ahaa Guddoomiyaha Bisha Cas ee Soomaliland, waxuuna ahaa wakiil sharafeed dalalka Skandiniifiyanaka dawladii Soomalia.

Marxuum Cali Jirde cimrigiisu waxuu la dheeraday samofal iyo u gargaarid danyarta isagoon u eegin reer iyo qabiil. Waxuu ahaa nIn qalbi furan oo naxariis ishiisa laga doogsado. Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

Ahmed Arwo
Cardiff Wales
Cardiff UK

Title:

Marxuun Dr. Cali saalax

Posted:

24-Nov-2005

Telephone:

25223366

Web Site:

Home Page http://www.havoyoco.com

Contact:

Send Email Mustafe Saleebaan Cilmi

Description:

Madaxa Hayada Havayoco ee gobolada Bariga Somaliland Mustafe Saleebaan Cilmi, Ibraahin Xariir iyo dhamaan hawlwadeena iyo shaqaalaha xafiiska Burco, waxay tacsi u dirayan eheladii iyo qaraabadii u ka baxay marxuun Dr. Cali saalax oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Burco, in samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo, marxuunkana janadii ka waraabiyo.

Title:

Tacsi: Faadumo Macallin

Posted:

12-Nov-2008

Telephone:

none

Web Site:

Home Page http://

Contact:

Send Email Sabriye M. Musse

Description:

INNAA LIL-LAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Dr. C/Kariim Muxumad Carraale (Xuutaan) iyo Qaasim Muxumad Carraale oo hooyadood Faadumo Macallin maalintii shalay ahayd ay ku geeriyootay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, Soomaaliya.

Marxuumadda waxaan Eebbe uga baryayaa Jannadii Firdowso inuu ka waraabiyo, intii ay ifka uga tagtay, eheladdii iyo qaraanadeediina samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamiin

Sabriye M. Musse 1865 Northway Dr. #21 North Mankato, MN 56003 U.S.A. Email: sabkaxaaji@hotmail.com Email: sabkaxaaji@gmail.com

Prev 6 Next 6