somaliland.net

Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads

Top : Condolences Tacsi : Page 2

Condolences Tacsi: Page 2

Ads:

Title:

Abwaan Axmed Ismaciil Diiriye

Posted:

12-Aug-2006

Telephone:

none

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Somaliland Net

Description:

hadaaanahay baahad somalilandnet waxaan leenahay qoysakii uu ka baxay ilahay simira iyo iiman ha ka siiyo isagana ilahay janadadii hakawaaraabiyo.AAmin

Title:

Tacsi

Posted:

13-Aug-2006

Telephone:

00252-828-5107

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Zeinab

Description:

INNA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhamaan reer Yusuf Osman Food (Banday), reer Ibrahim Cisman food(Basbaas),Reer Mohamed Osman Food, Reer Ali Osman Food, reer Ciise Osman Food Waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheliyadii iyo qaraabidii uu ka geeriyood Ahmed Ismail Qaasim,, Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa naxariistii janno iyagana Samir iyo IImaan in Ilaahay ka siiyo.. Qaasim oo ahaa abwaan Weyn xasuustiisu waa ma guurto..Ilaahay how naxariisto Ammiiiiiiiin

Title:

Tacsidii abwan Qasin

Posted:

13-Aug-2006

Telephone:

none

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Naasir caantaynle

Description:

Nasir cantaynle iyo cabdirashiid Macalingahayr iyo sulayman afyare iyo dhamaan dhaliyarada reer dubai waxaan tacsi udiraynaa dhamaan reer somaliland iyo somalidaba gar ahaana eheladi iyo qarabadi marxuumka. alle ha janeeyo amin

Title:

Tacsi Mujaahid Hassan Aadan Wadaaddiid

Posted:

23-Nov-2005

Telephone:

0296379654

Web Site:

Home Page www.qarannews.com

Contact:

Send Email Abdimalik Haji musa muruqliqe

Description:

Inaa Lilaahu waa inaa lilaahu Raajicuun Waxaanu Anagoo Kala ah Dad Hoos Ku qoran Tacsi u diraysaa Xaaskiisii Caruurtiisii iyo dhamaaan reer Wadaadiid oo dhan,Waxaanu leenahay Samir iyo Imaaan ilaahay hayga Siiyo Marxuumka isaga waxaaanu ilaahay ug baryaynaaysaaa Janadii Fardowsa in ilaahay geliyo. Dr Abdikadir Haji Muuse Muruqliqe iyo Rashiid Haji Muuse Muruqliqe Haliimo Haji Muuse Muruqliqe Zaynab Haji Muuse Muruqliqe Abdikariim Haji Muuse Muruqliqe Abdimalik Haji Muuse Muruqliqe Ifrah Haji Muuse Muruqliqe Faisa Haji Muuse Muruqliqe

Title:

A Tomb Stone for Qasim

Posted:

25-Aug-2006

Telephone:

00971 50 5890817

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Ali Omar Mohammad

Description:

My sincere condolences to the family and close relatives of Mr. Ahmed Ismail Deria Qasim- a National Poet of Somaliland. I hope the Somali nation would feel the loss of one of its great poets and will remember him for his patriotic verses- Ali Omar Mohammad

Title:

Tacsi: Mujaahid Xasan Aden Wadaadiid

Posted:

24-Nov-2005

Telephone:

2893 1839

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Osman Mohamed Ali Gazali

Description:

Anyga oo ah arday ku nool dalka Danmark, waxan hal kan tacsi morogo leh ugu dirayaa, qoyskii, ehliyadii iyo dhamaan reer Somaliland, qaasatan Ururkii SNM, geerida Mujaahid xasan Aden Wadaadiid. Allah ha u naxariisto.. Waxa uu ahaa HALYAY kii ugu horeeyey ee aas-aasay ururkii SNM ta oo ah kan aynu midhihii ka soo baxay maanta guranayno.. ALLAH YAA ARXAMATULAA CALAY. Calanka Somaliland maanta hoosayaa loo dhigi lahaa haddii aanu magaca Allah ku qoraan lahayn. Laakiin waynu ula niyoonaynaa.

Prev 6 Next 6