somaliland.net

Home | Search Options | Place an Ad | Modify an Ad | New Ads

Top : Announcements-Ogaysiis : Page 2

Announcements-Ogaysiis: Page 2

Ads:

Title:

OGEYSIIS: Xus Mujaahid Xasan Adan Wadaadiid

Posted:

30-Nov-2005

Telephone:

416000-0000

Web Site:

Home Page http://

Contact:

Send Email Awil Mohamud

Description:

Inaalilah Waa Inallilaahi Raajicuun!!!!!!!!!!!
Geeridu Waa Xaqa Oo Qof Kasta Waa Sugaysaa. Sida Aynu La Wadda Socon Waxaa Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Somaliland Ala Ha U Naxariistee Mujaahid Xasan Adan Wadaadiid. Sidaa Darteed Waxa Magaalada Toronto, Canada Lagu Qaban Doonaa Xus Lagaga Hadali Doon Taariikh Nololeedkiisii. Sidaa Awgeed Dhamaan Dadka Reer Somaliland Iyo Cidii Kale Ee Danaynaysaba Ee Degan Toronto Iyo Hareeraheeda La Ogeeysiinayaa In Ay Ka Soo Qayb Galaan Xuskaas.
Meesha Lagu Qabanayaa Iyo Wakhtiga La Qabanayaana Waa Sida Hoos Ku Qoran:

Maalinta Sabtida Ee Bishu Tahay December 3,2005 Saacaduna Tahay 3 Galabnimo.
Fadlan Wakhtiga Dhowr.
Meeshu Waa :
Oriole Community Centre
2975 Don Mills Road West.
Waa Xafiiska Somaliland Canadian Society.

Title:

Warsan Beauty - Online Discounted Women Hanbags, Shoes & Dress

Posted:

6-Apr-2007

Telephone:

404-392-7665

Web Site:

Home Page http://www.warsanbeauty.com

Contact:

Send Email Warsan

Description:

Warsan Beauty is an online store offering high quality low price shoes, dresses, handbags and more at prices below cost of items. Somali store owners/retailers are offered special wholesale prices (often at more than 100% discount---you will not see such prices anywhere else)

Title:

Caawinta Korantada

Posted:

1-Jan-2006

Telephone:

56893456

Web Site:

Home Page http://360.yahoo.com/my_profile.html

Contact:

Send Email ilkacase

Description:

waxaan halakan doonayaa ina halakan uga faaideeyo dadka somaliyeed cawinta korantada wixii suaal qabaan.

Title:

Maxamed Electric

Posted:

2-Jan-2006

Telephone:

34567880

Web Site:

Home Page http://360.yahoo.com/qoolcaday

Contact:

Send Email Mohamed

Description:

waa bog aan u samayay dadka walaahayga ah si uga faiidaystaan

Title:

Red Sea Hotel

Posted:

19-Mar-2006

Telephone:

002522518464

Web Site:

Home Page

Contact:

Send Email Manager Mr Mohamed Abdi Daud

Description:

Red sea Hotel is a brand new 4 star hotel in hargeisa. It is in a central location near Toogdeer hotel and the Indian line. Its not only a 4 star hotel with a very modern design but every bedroom is also on-suite(own bathroom and toilet in every bedroom). Not only this but it also has a satellite T.V and out-going telephone in every room and at very affordable prices. You wont be let down by the service as it has people working round the clock to make sure all customers arrive and leave happy. So if you really want to enjoy your visit to hargeisa make sure you go to the RED SEA HOTEL.

Title:

somaliOZ

Posted:

19-Mar-2006

Telephone:

000

Web Site:

Home Page http://www.somalioz.com

Contact:

Send Email abs

Description:

The must see Somali website from Down Under-Australia.

Prev 6 Next 6