Proverb - Mahmaaho - . Tuug la qabtay talo ma laha. click to refresh the page


Maanta Waa

Ogaysiis: Dadka xiiseeya Heesaha Somaliga'ah.

It is now completely free of charge to listen to the songs on this site. Read More

Dhamaan dadka jecel heesaha somaliga ee soo booqda shabakada Somaliland Net waxaan iidinku busharaynaynaa in heesa'ha ku jira halkan dhamaan aad ku dhageysan'karto bilaash maanta laga bilaabo.



Headline news

madaxweynaha somaliland waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay wefti ka socda safaarada

Posted May 07 2008

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Safaarada Dawlada Ingiriisku ku leedahay Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa...


madaxweynaha somaliland oo magacaabay Gudida qaban qaabada 18ka may

Posted May 07 2008

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Maanta Magacaabay Guddida Loo xil saaray Qaban qaabada xuska 17-aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland oo ku beegan 18-ka Bishan May...


Istaraatajiyadda Maraykanka ee Berbera iyo Saldhigga Ciidammada AFRICOM

Posted May 06 2008

Maraykanku waxay si cad u aqoonsadeen in haddii Somaliland loo aqoonsado sida Kosovo ay ay door muhiim ah ka qaadan karto xal-u-helidda mushkiladaha ka aloosan Soomaaliya, isla markaana waxaan shaki ku jirin in Jabuuti aanay wada martigelin Karin laba ka mid a..


Sarkaal sare oo ka tirsan Somaliland oo safar aan hore loo sii shaacin ku tegay magaalada Buuhoodlle

Posted May 06 2008

Waxaa manta gaadhay magaalada buuhoodlle Col:Axmed Maxamed Aadam (Dalbac) iyo ciidamo uu wato kuwaas oo ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool. ..


Agaasimaha Guud ee wasaarada beeraha Somaliland Oo Saaka Warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa

Posted May 06 2008

Agaasimaha Guud ee wasaarada beeraha Somaliland C/qaadir Jibriil Tukaale Oo Saaka Warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa , ayaa wuxuu ugu baaqey Bulshada Somaliland sidii dhulkooda u beeran Lahaayeen, Maadaama ay Yaratey Wax soo saarkii Beeraha Dalalkii La Inoo..


Wasiirka Maaliyadda ee JSL ayaa Maanta soo hordhigey Gollaha wakiilada odoraska miisaaniyada qaranka

Posted May 06 2008

Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee J.S.L Md: Xuseen Cali Ducaale ayaa Maanta soo hordhigay Gollaha Wakiilada ee Somaliland Odorooska Miisaniyada qaranka ee 2008 oo cadadkeedu yahay Sadex Boqol oo Milyan ,Laba boqol iyo Konton Milyan, Afarboqol Sadex iyo Li..


Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qabisay hayadda Care International iyo Ururka suxufiyiinta s/land

Posted May 05 2008

Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qabisay hayadda Care International iyo Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SolJA Ayaa Maanta loo sameeyay 7Suxufi oo muddo saddex bilood ah tababar ugu maqnaa dalka Kenya lagu qabtey Hotel Impiral ee Magaalada Hargeysa...


Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ee JSL ayaa Galabta dib ugu soo laabtay dalka

Posted May 05 2008

Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Biyaha ee JSL mudane Qaasim sh.Yuusuf ayaa Galabta dib ugu soo laabtay dalka ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal shaqo oo uu ugu maqnaa dalka maraykanka...


Shir ay iskugu yimaadeen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Posted May 04 2008

Shir ay iskugu yimaadeen Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Maalintii sabtidii ee Taariikhdu ahayd 03/05/08 Shirkaasi oo ku qabsoomay Xarunta Koomiishanka ee magaalada hargeysa ,..


Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Maanta Wareegtooyin uu soo saaray

Posted May 04 2008

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu Maanta Wareegtooyin uu soo saaray ku Magacaabay Gudoomiyayaal iyo Gudoomiye ku xigeeno Gobollada Buuhoodle iyo Oodweyne. ..


Why has the American view on Somaliland changed

Posted May 04 2008

For the first time, since it withdrew from the voluntary union with Somalia in 1991, The Bush administration shows positive signs towards Somaliland case for international recognition. American also indicates that its worldview is changing too...


Maraykanka oo u soo Diraya Somaliland Khabiir Dhinaca Kala Shaqaynaya Arrimaha Doorashooyinka

Posted May 04 2008

Washington - Ururka caalamiga ah ee qawaaniinta iyo siyaasadda oo xaruntiisu tahay dalka Maraykanka, ayaa go’aansaday in ay Komishanka Doorashooyinka Somaliland u soo diraan khabiir ku xeel-dheer dhinaca sharuucda doorashooyinka. ..


Gudoomiye Kuxigeenkii Komiishanka Doorashooyinka Oo Xilkii Gudoomiye Ku-xigeenimo Laga Qaaday,

Posted May 04 2008

Hargeysa: Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta xilkii Gudoomiye Ku-xigeenka gudidaasi ka qaaday, iyaga oo ku sabaabeeyey xilka qaadistiisa inuu ku kacay falal gef ku ah wadashaqeynta komiishanka doorashooyinka, iyo sidoo kale isaga oo sameeyey tal..



News Archives

More News

Somaliland Net is not responsible for external news source

Somali News

 



Subsistence and Change : Lessons of Agropastoralism in Somalia (Wvss in Social, Political and Economic Development)
 
Garth Massey / Paperback / Published 1987
Our Price: $50.50 (Special Order)

Daallo Airlines

Has one of the largest networks in Africa and is driven by the ambition to serve its customers well by offering a cost effective and efficient service.